dalkega markaan joogay waxaan ahaay gabar ka xamaalatoo meel shaleemo ah waxaan ku dhax karin jiray shaah shaleemadana waxaa is kalahaaay wiil aan qaaraabo aheen meeshaaas ayaan biilika cida ka raadin jiray reerkeega wuuxu iska ahaaay qos iska danyar hadaba waxaa dhacday anigoo ku guda jiro shaqadeedi ayaaaan waxaa i yimid kooxda loo yaqaano al shabaab waxaayna i sheegeen in aan joogi ganacsiga aan shaleemada ku dhaxhaayo maadama shaleemada lagu daawado aflaan kala duwaan sidaas darteed 10/01/2009 isla habeenimadi ayeeey shaleemada gubeen alaabti aan shaaha ku karin jiraay o dhana waay iga jajabiyeen aan waxaay i dhaheeen hadaaan mardanbe ku aragno waan ku dileena hadaba 20/01/2009 ayaaan dalka iskaga soo tagay waxaan imaday wadanka jabuuti 25/01/2009 sidaas darteet maan heesan xataa wax aan safaar ku gaalo waxaaan heelay dad u soo socday eleteriyo dadkaas ayaaan horay u soo raacay 02/02/2009 waxaan joogay mudo bil ah kadib waxaan soo galy suudaan 05/03/2009 waxaan joogay maalmo kadibna waxaan soo galaay saxaaraha 22/03/2009 marki aan imaanay xuduudka dalka libiya waxaaa naqabtayaskar libiyaan ah 27/03/2009 kadibna waxaay nageeyeen xabsi waxaan kujiray mudo waxaa la i soodayaay 05/01/2010 waxaan imaaday magalada tripoli casimada lipiya meeshaas ayaaaan iska dagay rafaad badaan ayaaaa iska jiraay hada waxaa dhacay anigoo meesha joogo dagaal saas ayaaan uga soo tagay libiya taliyaani ku soogalay

Créditos - As traduções por computador são disponibilizadas por uma conjugação do nosso tradutor automático de análise estatística, Google, Systran e Worldlingo.