Usted buscó: gaaloobayna (Somalí - Amárico)

Traducción automática

Aprendiendo a traducir con los ejemplos de traducciones humanas.

Somali

Amharic

Información

Somali

gaaloobayna

Amharic

 

De: Traducción automática
Sugiera una traducción mejor
Calidad:

Contribuciones humanas

De traductores profesionales, empresas, páginas web y repositorios de traducción de libre uso.

Añadir una traducción

Somalí

Amárico

Información

Somalí

kuwii gaaloobay waxay ku bixin xoolahooda inay ka celiyaan dadka jidka eebe way bixin doonaan waxayna ku noqon qoomamo markaasaa laga adkaan , kuwa gaaloobayna xaga jahannamaa loo kulmin .

Amárico

እነዚያ የካዱት ከአላህ መንገድ ሊከለክሉ ገንዘቦቻቸውን ያወጣሉ ፡ ፡ በእርግጥም ያወጡዋታል ፡ ፡ ከዚያም በእነሱ ላይ ጸጸት ትኾንባቸዋለች ፡ ፡ ከዚያም ይሸነፋሉ ፡ ፡ እነዚያም የካዱት ወደ ገሀነም ይሰበሰባሉ ፡ ፡

Última actualización: 2014-07-02
Frecuencia de uso: 1
Calidad:

Somalí

samaawaadka iyo dhulka iyo waxa u dhexeeyana waxaan xaq iyo muddo magacaaban ahayn uma aannaan abuurin , kuwii gaaloobayna wixii loogu digay ( ee quraanka ) ah way ka jeedsadeen .

Amárico

ሰማያትንና ምድርን በመካከላቸው ያለውንም ሁሉ በምርና የተወሰነ ጊዜንም በመለካት እንጅ ( ለቀልድ ) አልፈጠርናቸውም ፡ ፡ እነዚያ የካዱትም ከተስፈራሩት ነገር ( ትተው ) ዘዋሪዎች ናቸው ፡ ፡

Última actualización: 2014-07-02
Frecuencia de uso: 1
Calidad:

Somalí

kuwa ( xaqa ) rumeeyey waxay ku dagaallami jidka eebe , kuwa gaaloobayna waxay ku dagaallami jidka shaydaanka , ee la dagaallama sokeeyaha shaydaanku dhagarta shaydaanku waa tabar yaryahaye .

Amárico

እነዚያ ያመኑት ሰዎች በአላህ መንገድ ይጋደላሉ ፡ ፡ እነዚያ የካዱትም በጣዖት መንገድ ይጋደላሉ ፡ ፡ የሰይጣንንም ጭፍሮች ተጋደሉ ፡ ፡ የሰይጣን ተንኮል ደካማ ነውና ፡ ፡

Última actualización: 2014-07-02
Frecuencia de uso: 1
Calidad:

Somalí

eeba waa u gargaaraha kuwa rumeeyey xaqa , wuxuuna ka bixiyaa mugdiga ( gaalnimada ) una bixiyaa nuurka ( iimaanka ) , kuwa gaaloobayna gargaarahoodu waa dhaaquut ( xumaan fare ) wuxuuna ka bixiyaa nuurka una bixiyaa mugdiga ( gaalnimada ) kuwaasina waa ehelka naarta wayna ku waari dhexdeeda .

Amárico

አላህ የእነዚያ ያመኑት ሰዎች ረዳት ነው ፡ ፡ ከጨለማዎች ወደ ብርሃን ያወጣቸዋል ፡ ፡ እነዚያም የካዱት ረዳቶቻቸው ጣዖታት ናቸው ፡ ፡ ከብርሃን ወደ ጨለማዎች ያወጧቸዋል ፡ ፡ እነዚያ የእሳት ጓዶች ናቸው ፤ እነርሱ በውስጧ ዘውታሪዎች ናቸው ፡ ፡

Última actualización: 2014-07-02
Frecuencia de uso: 1
Calidad:

Obtenga una traducción de calidad con
7,740,484,851 contribuciones humanas

Usuarios que están solicitando ayuda en este momento:



Utilizamos cookies para mejorar nuestros servicios. Al continuar navegando está aceptando su uso. Más información. De acuerdo