Tentando aprender a traduzir a partir dos exemplos de tradução humana.
A partir de tradutores profissionais, empresas, páginas da web e repositórios de traduções disponíveis gratuitamente
ma waxaad kala mid dhigteen waraabinta xaajiga iyo camiridda masaajidka xurmaysan ruux rumeeyey eebe iyo maalinta dambe oo ku jahaaday jidka eebe kuma sinna eebe agtiisa, eebana ma hanuuniyo qoomka daalimiinta ah.
je, mnafanya kuwanywesha maji mahujaji na kuamirisha msikiti mtakatifu ni sawa na mwenye kumuamini mwenyezi mungu, na siku ya mwisho, na akapigana jihadi katika njia ya mwenyezi mungu? hawawi sawa mbele ya mwenyezi mungu.
Última atualização: 2014-07-03
Frequência de uso: 1
Qualidade:
siday ugu ahaan gaalada ballan eebe agtiisa iyo rasuulkiisa agtiisa kuwaad kula ballanteen masaajidka xur- mada leh agtiisa mooyee ee hadday idin toosnaadaan u loosanaada eebe wuxuu jecel yahay kuwa dhawrsadee.
itakuwaje iwepo ahadi na washirikina mbele ya mwenyezi mungu na mbele ya mtume wake, ila wale mlio ahidiana nao kwenye msikiti mtakatifu? basi maadamu wanakwenda nanyi sawa, nanyi pia nendeni sawa nao.
Última atualização: 2014-07-03
Frequência de uso: 1
Qualidade:
ha joogsan dhexdiisa waligaa masaajid lagu billabay maalintii horaba dhawrsasho yaa mudan inaad joogsato dhexdiisa (masaajidka nabiga iyo quba) waxaa dhex jooga niman jecel inay is daahiriyaan eebana wuu jecel yahay kuwa is daahiriya.
msikiti ulio jengwa juu ya msingi wa uchamngu tangu siku ya mwanzo unastahiki zaidi wewe usimame ndani yake. humo wamo watu wanao penda kujitakasa.
Última atualização: 2014-07-03
Frequência de uso: 1
Qualidade:
waxay ku warsan dagaalka bisha xurmaysan (rajab iyo wax la mid ah) waxaad dhahdaa dagaalku dhexdiisa waa waynyahay, ka celinta jidka eebe iyo ka gaalowgiisa iyo masaajidka xurmeysan iyo ka bixinta ehelkiisa yaase kaga wayn eebe agtiisa.
sema: kupigana vita wakati huo ni dhambi kubwa. lakini kuzuilia watu wasende katika njia ya mwenyezi mungu na kumkanusha yeye, na kuzuilia watu wasende kwenye msikiti mtakatifu na kuwatoa watu wake humo, ni makubwa zaidi mbele ya mwenyezi mungu.
Última atualização: 2014-07-03
Frequência de uso: 1
Qualidade:
dhamaystirana xajka iyo cumrada, haddii laydin sharana waxaa idiin saaran wixii fuduudaada oo hadya ah (inaad gawraedaan) hana ciirina madaxiina intay ka gaadhi hadyada meejeeda, ruuxi idinka mid ah oo buko ama dhib madaxa kaga yaallo, waxaa saaran fidyo (furasho) soon ah, ama sadaqo, ama gawrae, markaad aamin noqotaan ruuxii cumro iyo xajku ku raaxaysta (kulmiya) waxaa saaran wixii fududaada oo hadya ah (gawrae), ruxaanse helin ku soon saddex maalmood xajka iyo todoba markuu ku noqdo gurigiisii, taasina waa toban buuxda, waase ruuxaan deganayn masaajidka la xurmeeyey (maka) ka dhawrsada eebe ogaadana in eebe yahay kay darantahay ciqaabtiisu.
na atakaye kuwa mgonjwa au ana vya kumuudhi kichwani mwake basi atoe fidiya kwa kufunga au kwa kutoa sadaka au kuchinja wanyama. na mtakapo kuwa salama, basi mwenye kujistarehesha kwa kufanya umra kisha ndio akahiji, basi achinje mnyama aliye mwepesi kumpata.
Última atualização: 2014-07-03
Frequência de uso: 1
Qualidade: