Şunu aradınız:: qoomkiisii (Somalice - Habeşistan Dili (Amharca))

Bilgisayar çevirisi

İnsan çevirisi örneklerinden çeviri yapmayı öğrenmeye çalışıyor.

Somali

Amharic

Bilgi

Somali

qoomkiisii

Amharic

 

Kimden: Makine Çevirisi
Daha iyi bir çeviri öner
Kalite:

İnsan katkıları

Profesyonel çevirmenler, işletmeler, web sayfaları ve erişimin serbest olduğu çeviri havuzlarından.

Çeviri ekle

Somalice

Habeşistan Dili (Amharca)

Bilgi

Somalice

wuxuuna dhumiyey fircoon qoomkiisii mana hanuunin .

Habeşistan Dili (Amharca)

ፈርዖንም ሕዝቦቹን አሳሳታቸው ፡ ፡ ቅኑንም መንገድ አልመራቸውም ፡ ፡

Son Güncelleme: 2014-07-02
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Somalice

markuu ku yidhi aabihiis iyo qoomkiisii maxaad caabudaysaan .

Habeşistan Dili (Amharca)

ለአባቱና ለሕዝቦቹ « ምንን ትግገዛላችሁ » ባለ ጊዜ ፡ ፡

Son Güncelleme: 2014-07-02
Kullanım Sıklığı: 2
Kalite:

Somalice

annagaa nabi nuux u dirray qoomkiisii si uu ugu digo caddibaadda horteed .

Habeşistan Dili (Amharca)

እኛ ኑሕን « ሕዝቦችህን አሳማሚ ቅጣት ሳይመጣባቸው በፊት አስጠንቅቅ በማለት ወደ ሕዝቦቹ ላክነው ፡ ፡ »

Son Güncelleme: 2014-07-02
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Somalice

iyo ree caad iyo fircoon iyo ( nabi ) luudh walaalihiis ( qoomkiisii ) .

Habeşistan Dili (Amharca)

ዓድም ፈርዖንም ፤ የሉጥ ወንድሞችም ፤

Son Güncelleme: 2014-07-02
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Somalice

kuma aanaan dajinin qoomkiisii gadaashiis januud samad ka timid , mana aanaan ku soo dajinin .

Habeşistan Dili (Amharca)

ከእርሱም በኋላ በሕዝቦቹ ላይ ( ልናጠፋቸው ) ሰራዊትን ከሰማይ አላወረድንም ፡ ፡ ( በማንም ላይ ) አወራጆችም አልነበርንም ፡ ፡

Son Güncelleme: 2014-07-02
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Somalice

markaasu ugaga soo baxay qoomkiisii mixraabka wuxuuna u ishaaray xaggooda inay tukadaan aroor iyo galabba .

Habeşistan Dili (Amharca)

ከምኩራቡም በሕዝቦቹ ላይ ወጣ ፡ ፡ በ × ትና በማታ ( ጌታችሁን ) አወድሱ በማለትም ወደነሱ ጠቀሰ ፡ ፡

Son Güncelleme: 2014-07-02
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Somalice

markuu ku yidhi aabihiis iyo qoomkiisii waa maxay sawiradan aad ku kor negidihiin ( caabudaysaan ) .

Habeşistan Dili (Amharca)

ለአባቱና ለሕዝቦቹ « ይህቺ ቅርጻ ቅርጽ ያቺ እናንተ ለእርሷ ተገዢዎች የኾናችሁት ምንድን ናት » ባለ ጊዜ ( መራነው ) ፡ ፡

Son Güncelleme: 2014-07-02
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Somalice

xusuuso nabi luudh markuu ku yidhi qoomkiisii ma waxaad la imaanaysaan xumaanta uusan idiinka hormarin ruux caalamka ka mid ah .

Habeşistan Dili (Amharca)

ሉጥንም ለሕዝቦቹ ባለ ጊዜ ( አስታውስ ) ፡ ፡ « አስቀያሚን ሥራ ትሠራላችሁን በእርሷ ከዓለማት አንድም አልቀደማችሁም ፡ ፡ »

Son Güncelleme: 2014-07-02
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Somalice

nabi-luudh wuxuu uga digay qoomkiisii qabashadannada ( daran ) , wayse shakiyeen digiddaas .

Habeşistan Dili (Amharca)

ብርቱይቱን አያያዛችንንም በእርግጥ አስጠነቀቃቸው ፡ ፡ በማስጠንቀቂያዎቹም ተከራከሩ ፡ ፡

Son Güncelleme: 2014-07-02
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Somalice

markaasuu u soo baxay qoomkiisii isagoo xarragoon waxayna dheheen kuwa dooni nolosha dhaw shallaytee hadaan leenahay waxa la siiyey qaaruun oo kale waa nasiib wayn .

Habeşistan Dili (Amharca)

በሕዝቦቹም ላይ በጌጡ ውስጥ ኾኖ ወጣ ፡ ፡ እነዚያ ቅርቢቱን ሕይወት የሚፈልጉት « ወይ ምኞታችን ! ቃሩን የተሰጠው ብጤ ምነው ለእኛ በኖረን ፤ እርሱ የታላቅ ዕድል ባለቤት ነውና » አሉ ፡ ፡

Son Güncelleme: 2014-07-02
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Somalice

( nabi ) ludh ( xusuuso ) markuu ku yidhi qoomkiisii ma waxaad la imanaysaan xumaan idinkoo arko .

Habeşistan Dili (Amharca)

ሉጥንም ለሕዝቦቹ ባለ ጊዜ ( አስታውስ ) ፤ « እናንተ የምታዩ ስትኾኑ ፀያፍን ነገር ትሠራላችሁን

Son Güncelleme: 2014-07-02
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Somalice

ma rumaymn nabi muuse farac yar oo qoomkiisii ka mida mooyee iyagoo ka cabsan fircoon fyo kooxdiisii inay fidmeeyaan , fircoonna wuu isku kibriyey dhulka wuxuuna ka mid ahaa xadgudbayaaaha .

Habeşistan Dili (Amharca)

ለሙሳም ከፈርዖንና ከሹማምንቶቻቸው ማሰቃየትን ከመፍራት ጋር ከወገኖቹ የኾኑ ጥቂቶች ትውልዶች እንጂ አላመኑለትም ፡ ፡ ፈርዖንም በምድር ላይ በእርግጥ የኮራ ነበር ፡ ፡ እርሱም በእርግጥ ወሰን ካለፉት ነበር ፡ ፡

Son Güncelleme: 2014-07-02
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Somalice

idinku ma waxaad u tagaysaan ragga ood goynaysaan jidka kulana imaanaysaan naadigiina wax la naco , mana noqonin qoomkiisii jawaabtoodii inay dhahaan noo keen cadaabka eebe hadaad ka mid tahay runlayaasha mooyee .

Habeşistan Dili (Amharca)

« እናንተ በእርግጥ ወንዶችን ትመጣላችሁን መንገድንም ትቆርጣላችሁን በሸንጓችሁም የሚነወርን ነገር ትሠራላችሁን » ( አላቸው ) ፡ ፡ የሕዝቦቹም መልስ « ከእውነተኞቹ እንደ ሆንክ የአላህን ቅጣት አምጣብን » ማለት እንጂ ሌላ አልነበረም ፡ ፡

Son Güncelleme: 2014-07-02
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Somalice

xagga fircoon yaana u dirray iyo qoomkiisii , waxayna raaceen amarkii ficoon , amarka fircoonna ma ahayn mid toosan ( hanuunsan ) .

Habeşistan Dili (Amharca)

ወደ ፈርዖንና ወደ ሰዎቹ ( ላክነው ) ፡ ፡ የፈርዖንንም ነገር ( ሕዝቦቹ ) ተከተሉ ፡ ፡ የፈርዖን ነገርም ቀጥተኛ አልነበረም ፡ ፡

Son Güncelleme: 2014-07-02
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Somalice

( nabi ) ibraahimna ( waa diray ) wuxuuna ku yidhi qoomkiisii cabuda eebe akana dhawrsada saasaa idiin khayrbadane haddaad wax ogtihiin .

Habeşistan Dili (Amharca)

ኢብራሂምንም ለሕዝቦቹ ባለ ጊዜ ( አስታውስ ) ፡ ፡ « አላህን ተገዙ ፍሩትም ፡ ፡ ይህ የምታውቁ ብትሆኑ ለእናንተ በላጭ ነው ፡ ፡

Son Güncelleme: 2014-07-02
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Somalice

ku akhri korkooda warkii nabi nuux markuu ku yidhi qoomkiisii qoomkayow hadday idin la waynaatay nagaadigayga iyo ku waanintayada aayaadka eebe waxaan tala saartay eebe ee kulmiya amarkiinna iyo shurakadinnaa yuuna ahaan amarkiinna wax qarsoon ( oo dhiba ) markaas i xukuma hana i sugina .

Habeşistan Dili (Amharca)

የኑሕንም ወሬ በእነሱ ላይ አንብብላቸው ፡ ፡ ለሕዝቦቹ ባለ ጊዜ ( አስታውስ ) ፡ ፡ « ሕዝቦቼ ሆይ ! በእናንተ ውስጥ ብዙ ጊዜ መቆየቴ በአላህም ተዓምራት ማስታወሴ በእናንተ ላይ የከበደ ቢሆን ፤ በአላህ ላይ ተጠግቻለሁ ፡ ፡ ነገራችሁንም ከምታጋሩዋቸው ( ጣዖታት ) ጋር ሆናችሁ ቁረጡ ፡ ፡ ከዚያም ነገራችሁ በእናንተ ላይ ድብቅ አይሁን ( ግለጹት ) ፡ ፡ ከዚያም ( የሻችሁትን ) ወደእኔ አድርሱ ፡ ፡ ጊዜም አትስጡኝ ( ከምንም አልቆጥራችሁም ) ፡ ፡ »

Son Güncelleme: 2014-07-02
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Somalice

dhab ahaan baan ugu dirray ( nabi ) nuux qoomkiisii , wuxuuna ku dhexnagaaday kun sano oo kontan la 'waxaana wabtay dhuufaankii ( halaagii biyaha ) iyagoo daalimiin ah .

Habeşistan Dili (Amharca)

ኑሕንም ወደ ሕዝቦቹ በእርግጥ ላክነው ፡ ፡ በውስጣቸውም ሺህ ዓመትን አምሳ ዓመት ሲቀር ተቀመጠ ፡ ፡ እነርሱ በዳዮች ኾነውም የውሃው ማጥለቅለቅ ያዛቸው ፡ ፡

Son Güncelleme: 2014-07-02
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Daha iyi çeviri için
7,797,960,821 insan katkısından yararlanın

Kullanıcılar yardım istiyor:



Deneyiminizi iyileştirmek için çerezleri kullanıyoruz. Bu siteyi ziyaret etmeye devam ederek çerezleri kullanmamızı kabul etmiş oluyorsunuz. Daha fazla bilgi edinin. Tamam