Versucht aus den Beispielen menschlicher Übersetzungen das Übersetzen zu lernen.
Von professionellen Übersetzern, Unternehmen, Websites und kostenlos verfügbaren Übersetzungsdatenbanken.
ilyaasna wuxuu ka mid ahaa rasuullada.
na hakika ilyas bila ya shaka alikuwa miongoni mwa mitume.
Letzte Aktualisierung: 2014-07-03
Nutzungshäufigkeit: 1
Qualität:
midaan rasuullada beenin majiro, markaasay ciqaabtaydii ku dhacday.
hao wote waliwakadhibisha mitume; basi wakastahiki adhabu yangu.
Letzte Aktualisierung: 2014-07-03
Nutzungshäufigkeit: 1
Qualität:
waa rasuullo bishaarayn oo digi si ayan dadka xujo ugu yeelan eebe ka dib rasuullada, eebana waa adkaade falsan.
mitume hao ni wabashiri na waonyaji, ili watu wasiwe na hoja juu ya mwenyezi mungu baada ya kuletewa mitume. na mwenyezi mungu ni mwenye nguvu, mwenye hikima.
Letzte Aktualisierung: 2014-07-03
Nutzungshäufigkeit: 1
Qualität:
waxaa ka yimid magaalada dhankeeda fog nin dagdagi (ordi) wuxuuna ku yidhi qoomkayow raaca rasuullada.
na akaja mtu mbio kutokea upande wa mbali wa mjini, akasema: enyi watu wangu! wafuateni hawa walio tumwa.
Letzte Aktualisierung: 2014-07-03
Nutzungshäufigkeit: 1
Qualität:
mana dirro rasuullada iyagoon bishaaraynneyn oon digayn, waxayna ku murmi kuwii gaaloobay xumaan inay ku buriyaan xaqa, waxayna ka yeesheen aayaadkeygii iyo wixii loogu digay jeesjees.
na walio kufuru wanabishana kwa uwongo, ili kwa uwongo huo waivunje kweli. na wanazifanya ishara zangu na yale waliyo onywa kuwa ni mzaha.
Letzte Aktualisierung: 2014-07-03
Nutzungshäufigkeit: 1
Qualität:
usamir siday u samreen kuwii sugnaanta iyo niyadda u saaxiibka ahaa ee rasuullada ahaa, hana ku dagdagin in la caddibo waxay la midnoqon markay arkaan waxa loogu goodiyay ineeyan ku nagaanin adduunka saacad maalin ah waxaan ahayn, quraankuna waa gaadhsiin, kuwa faasiqiinta ah umbaana la halaagaa.
basi subiri, kama walivyo subiri mitume wenye stahmala kubwa, wala usiwafanyie haraka. siku watakayo yaona waliyo ahidiwa itakuwa kama kwamba hawakukaa ulimwenguni ila saa moja ya mchana.
Letzte Aktualisierung: 2014-07-03
Nutzungshäufigkeit: 1
Qualität:
markaasaan diray rasuullada nadii oo israacsan markastooy ummad u yimaaddoo rasuulkoodu waybeeniyaan, waxaana raacsiinay qarkood qaar (halaag) waxaana ka yeelay sheeko fogaanshaana u sugnaaday qoomaan (xaqa) rumeyn.
kila umma alipo wafikia mtume wao walimkanusha. tukawafuatanisha hawa baada ya hawa, na tukawafanya ni hadithi za kusimuliwa.
Letzte Aktualisierung: 2014-07-03
Nutzungshäufigkeit: 1
Qualität: