From professional translators, enterprises, web pages and freely available translation repositories.
waxay dheheen madaxdii qoomkiisa ka mid ahayd waxaan kugu aragnaa baadi cad .
ከሕዝቦቹ ( የካዱት ) መሪዎቹ ፡ - « እኛ በግልጽ መሳሳት ውስጥ ኾነህ በእርግጥ እናይሃለን » አሉት ፡ ፡
Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:
mana noqonin jawaabtii qoomkiisa waxaan ahayn ka bixiya luudh iyo ehelkiisa magaaladiina waa dad isdaahirine .
የሕዝቦቹም መልስ የሉጥን ቤተሰቦች « ከከተማችሁ አውጡ ፡ ፡ እነርሱ የሚጥራሩ ሰዎች ናቸውና » ማለት እንጅ ሌላ አልነበረም ፡ ፡
Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:
waxayna ahayd jawaabtii qoomkiisa , ka bixiya luudh iyo inta rumaysay magaaladiinna waaba dad isdaahirinaye .
የሕዝቦቹም መልስ « ( ሎጥንና ተከታዮቹን ) ከከተማችሁ አውጧቸው ፡ ፡ እነሱ የሚጥራሩ ሰዎች ናቸውና » ማለት እንጂ ሌላ አልነበረም ፡ ፡
Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:
taasina waa xujadanadii aa u siinnay ibraahim qoomkiisa waxaan koryeelaa darajaadka ciddaan doonno eebahaana waa falsame oge ah .
ይህችም ማስረጃችን ናት ፡ ፡ ለኢብራሂም በሕዝቦቹ ላይ ( አስረጅ እንድትኾን ) ሰጠናት ፡ ፡ የምንሻውን ሰው በደረጃዎች ከፍ እናደርጋለን ፡ ፡ ጌታህ ጥበበኛ ዐዋቂ ነውና ፡ ፡
Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:
wuxuu hor qaadi qoomkiisa maalinta qiyaame , wuxuuna ku aroorin naarta , meel lagu aroorana naarbaa u xun .
በትንሣኤ ቀን ሕዝቦቹን ይቀድማል ፡ ፡ ወደ እሳትም ያወርዳቸዋል ፡ ፡ የሚገቡትም አገባብ ምንኛ ከፋ !
Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:
wuxuu samaynayye doon mar kasta oo qoomkiisa koox ka mida martana way ku jees jeesayeen wuxuuna ku dhahayey haddaad nagu jees jeestaan anaguna waan idinku jees jeesi saad u jees jeesaysaan .
ከወገኖቹም መሪዎቹ በእርሱ አጠገብ ባለፉ ቁጥር ከእርሱ እየተሳለቁ መርከቢቱን ይሠራል ፡ ፡ « ከእኛ ብትሳለቁ እኛም እንደተሳለቃችሁብን ከናንተ እንሳለቅባችኋለን » አላቸው ፡ ፡
Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:
waxay dheheen madaxdii gaalowday oo qoomkiisa ka mid a , anagu waxaan kugu aragnaa safaaho ( xumaan ) waxaana kuu malaynaynaa beenaalayaasha .
ከሕዝቦቹ እነዚያ የካዱት መሪዎች « እኛ በሞኝነት ላይ ኾነህ በእርግጥ እናይሃለን ፡ ፡ እኛም ከውሸተኞቹ ነህ ብለን እንጠረጥርሃለን » አሉት ፡ ፡
Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:
rasuul kuma dirro waxaan afka qoomkiisa ahayn si uu ugu caddeeyo , wuuna baadiyeeyaa eebe cidduu doono inta xaqa loo caddeeyey ka dib , wuuna hanuunin cidduu doono , waana adkaade falsan .
ከመልክተኛ ማንኛውንም ለእነርሱ ያብራራላቸው ዘንድ በወገኖቹ ቋንቋ እንጂ በሌላ አልላክንም ፡ ፡ አላህም የሚሻውን ያጠማል ፡ ፡ የሚሻውንም ያቀናል ፡ ፡ እርሱም አሸናፊው ጥበበኛው ነው ፡ ፡
Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:
muusana wuxuu ku yidhi qoomkiisa kaalmaysta eebe , samrana dhulka eebaa iska leh wuxuuna dhaxalsiin cidduu doono oo addoomadiisa ka mida , cidhibta ( fiicanna ) waxaa iska leh kuwa dhawrsada .
ሙሳ ለሰዎቹ ፡ - « ለአላህ ተገዙ ታገሱም ፡ ፡ ምድር ለአላህ ናትና ፡ ፡ ከባሮቹ ለሚሻው ያወርሳታል ፡ ፡ ምሰጉንዋም ፍጻሜ ለጥንቁቆቹ ናት » አላቸው ፡ ፡
Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:
gali gacantaada jeebkaaga waxay soo bixi iyadoo cad xumaan la 'aan ( waxayna ka mid yihiin ) sagaal calaamo oo fircoon iyo qoomkiisa loo muujiyey , waxayna ahaayeen qoom faasiqiina .
« እጅህንም በአንገትጌህ ውስጥ አግባ ፡ ፡ ያለነውር ( ያለ ለምጽ ) ነጭ ኾና ትወጣለችና ፡ ፡ በዘጠኝ ተዓምራት ወደ ፈርዖንና ወደ ሕዝቦቹ ( ኺድ ) ፡ ፡ እነርሱ አመጸኞች ሕዝቦች ናቸውና ፡ ፡
Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:
( xusuuso ) markuu ku yidhi ( nabi ) muuse qoomkiisa , qoomkayow xusuusta niemada eebe ee korkiinna markuu yeelay dhediinna nabiyo idinkana yeelay xukaam idinsiiyeyna waxaan la siin cid caalamka ah , ( waqtigiinnii ) .
ሙሳም ለሕዝቦቹ ባለ ጊዜ ( አስታውስ ) ፡ - « ሕዝቦቼ ሆይ የአላህን ጸጋ በውስጣችሁ ነቢያትን ባደረገና ነገሥታትንም ባደረጋችሁ ከዓለማትም ለአንድም ያልሰጠውን ችሮታ በሰጣችሁ ጊዜ በእናንተ ላይ ( ያደረገውን ጸጋ ) አስታውሱ ፡ ፡ »
Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality: