Van professionele vertalers, bedrijven, webpagina's en gratis beschikbare vertaalbronnen.
god mocks them and gives them time to continue blindly in their transgressions.
eebaa ja abaal marin jees jeeska, wuxuuna u siyaadin kibirkooda iyo baadidooda, iyagoo ku dhexwareeri.
Laatste Update: 2014-07-03
Gebruiksfrequentie: 1
Kwaliteit:
but as for those who deny our signs, the punishment shall befall them because of the transgressions they used to commit.
kuwa beeniyey aayaadkanaga waxaa taaban cadaab faasiq nimadooda darteed.
Laatste Update: 2014-07-03
Gebruiksfrequentie: 1
Kwaliteit:
whomsoever allah sends astray, none can guide him; and he lets them wander blindly in their transgressions.
cidduu dhumiyo eebe wax hanuunin ma lch, wuxuuna kaga tegi xad gudubkooda iyagoo ku wareersan.
Laatste Update: 2014-07-03
Gebruiksfrequentie: 1
Kwaliteit:
we are indeed going to bring down upon the people of this town a punishment from the sky because of the transgressions they used to commit.’
waxaanu ku soo dajin magaalada dadkeeda dhagaxyo (naarced) oo samada ka yimid faasiqnimadooda darteed.
Laatste Update: 2014-07-03
Gebruiksfrequentie: 1
Kwaliteit:
and because of their transgressions they were drowned, and admitted into a fire, for they found not, apart from god, any to help them.
gafkoodi dartiis yaa loo maansheeyay naarna loo galiyey, mana helayaan eebe ka soke gargaare,
Laatste Update: 2014-07-03
Gebruiksfrequentie: 1
Kwaliteit:
so when they forgot what they had been reminded of, we delivered those who forbade evil [conduct] and seized the wrongdoers with a terrible punishment because of the transgressions they used to commit.
markay halmaameen wixii lagu waaniyey waxaan korinay kuwii xumaanta reebayey waxaana ku qabanay kuwii dulmiga falay cadaab xun faasiqnimadooda darteed.
Laatste Update: 2014-07-03
Gebruiksfrequentie: 1
Kwaliteit:
"now put thy hand into thy bosom, and it will come forth white without stain (or harm): (these are) among the nine signs (thou wilt take) to pharaoh and his people: for they are a people rebellious in transgression."
gali gacantaada jeebkaaga waxay soo bixi iyadoo cad xumaan la'aan (waxayna ka mid yihiin) sagaal calaamo oo fircoon iyo qoomkiisa loo muujiyey, waxayna ahaayeen qoom faasiqiina.
Laatste Update: 2014-07-03
Gebruiksfrequentie: 1
Kwaliteit:
Waarschuwing: Bevat onzichtbare HTML-opmaak