Você procurou por: dhadhamiya (Somali - Amárico)

Tradução automática

Tentando aprender a traduzir a partir dos exemplos de tradução humana.

Somali

Amharic

Informações

Somali

dhadhamiya

Amharic

 

De: Tradução automática
Sugerir uma tradução melhor
Qualidade:

Contribuições humanas

A partir de tradutores profissionais, empresas, páginas da web e repositórios de traduções disponíveis gratuitamente

Adicionar uma tradução

Somali

Amárico

Informações

Somali

laguna dhihi dhadhamiya caddibaddii aad dadajisanayseen .

Amárico

« መከራችሁን ቅመሱ ፤ ይህ ያ በእርሱ ትቻኮሉበት የነበራችሁት ነው » ( ይባላሉ ) ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

waxaana lagu yidhi dhadhamiya caddibaadda eebe iyo digiddiisa .

Amárico

« ቅጣቴንና ማስጠንቀቂያዎቼንም ቅመሱ » ( ተባሉ ) ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

ee arrintaas dhadhamiya , gaalana waxaa u sugnaaday cadaabka naarta .

Amárico

ይህ ( ቅጣታችሁ ነው ) ቅመሱትም ፡ ፡ ለከሓዲዎችም የእሳት ቅጣት በእርግጥ አለባቸው ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

kaas waa cadaab , ee dhadhamiya , isagoo ah biyo kulul iyo dhaacaanka ehelu naarka .

Amárico

ይህ ( ለከሓዲዎች ነው ) ፡ ፡ ይቅመሱትም ፡ ፡ የፈላ ውሃና እዥ ነው ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

( waxaana lagu dhihi ) maalinta naarta wajiwaji loogu ridi dhadhamiya taabashada saqara .

Amárico

በእሳት ውስጥ በፊቶቻቸው በሚጎተቱበት ቀን « የሰቀርን መንካት ቅመሱ » ( ይባላሉ ) ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

waxay ku odhan tan hore tan dambi wax dheeraada naguma lihidin ee dhadhamiya cadaabka waxaad kasbanayseen darteed .

Amárico

« መጀመሪያይቱም ለኋለኛይቱ ለእናንተ በእኛ ላይ ምንም ብልጫ አልነበራችሁም » ትላለች ፡ ፡ « ትሠሩትም በነበራችሁት ቅጣቱን ቅመሱ » ( ይላቸዋል ) ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

salaaddooda kacbada agteeda ahna ma aha waxaan foodhi iyo sacabbo tumid ahayn , ee dhadhamiya cadaabka gaalnimadiinna darteed .

Amárico

በቤቱ ዘንድም ( በካዕባ ) ስግደታቸው ማፏጨትና ማጨብጨብ እንጂ ሌላ አልነበረም ፡ ፡ ትክዱት በነበራችሁትም ነገር ቅጣትን ቅመሱ ( ይባላሉ ) ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

markaasa lagu odhan kuwii dulmi falay dhadhamiya cadaabka waaridda , miyaana laydinka abaal marinin waxaad kasbanayseen mooyee .

Amárico

ከዚያም ለእነዚያ ለበደሉት ፡ - « ዘውታሪን ቅጣት ቅመሱ ትሠሩት የነበረችሁትን ዋጋ እንጂ አትመነዱም » ይባላሉ ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

kuwase faasiqoobay waxay ku hoyan naar , markay doonaan inay ka baxaanna waa lagu celin dhexdeeda waxaana lagu dhihi dhadhamiya cadaabka naartii aad beenin jirteen .

Amárico

እነዚያ ያመጹትማ ፤ መኖሪያቸው እሳት ናት ፡ ፡ ከእርሷ መውጣትን በፈለጉ ቁጥር በእርሷ ውስጥ ይመለሳሉ ፡ ፡ ለእነርሱም « ያንን በእርሱ ታስተባብሉበት የነበራችሁትን የእሳት ቅጣት ቅመሱ » ይባላሉ ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

maalinta lagu gubi xoolahaas dartood naarta jahannamo ay ku guban wajiyadoodu iyo dhinacyadoodu iyo dhabarkoodu oo lagu odhan kani waa waxaad u kaydsanayseen naftiinna ee dhadhamiya waxaad kaydsanayseen ciqaabtiisa .

Amárico

በርሷ ላይ በገሀነም እሳት ውስጥ በሚጋልባትና ግንባሮቻቸውም ፣ ጎኖቻቸውም ፣ ጀርባዎቻቸውም በርሷ በሚተኮሱ ቀን ( አሳማሚ በኾነ ቅጣት አብስራቸው ) ፡ ፡ ይህ ለነፍሶቻችሁ ያደለባችሁት ነው ፡ ፡ ታደልቡት የነበራችሁትንም ቅመሱ ( ይባላሉ ) ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

maalinta ( qiyaamada ) waxaa dabooli gaalada cadaab korkooda iyo lugahooda hoostoodaba , wuxuuna ku dhihi eebe dhadhamiya waxaad camalfali jirteen .

Amárico

ቅጣቱ ከበላያቸው ፣ ከእግሮቻቸውም ሥር በሚሸፍናቸው ቀን ትሠሩት የነበራችሁትን ቅመሱ በሚላቸውም ( ቀን ትከባቸዋለች ) ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

ee dhadhamiya halmaanshihiinii la kulanka maalintiinnan ( qiyame ) annaguna waan idinka tagaynaa ( maanta ) ee dhadhamiya cadaabka waaridda camalkiinii dartiis .

Amárico

ይህንንም ቀናችሁን መገናኘትን በመርሳታችሁ ምክንያት ( ቅጣትን ) ቅመሱ ! እኛ ተውናችሁ ፡ ፡ ትሠሩት በነበራችሁትም ጥፋት ዘውታሪን ቅጣት ቅመሱ ( ይባላሉ ) ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

dhab ahaan yuu u maqlay eebe hadalka kuwii yidhi eebe waa faqiir anaguna waxaan nahay hodan ( waa yuhuuh ha halaagmeene ) waan qoraynaa waxay dhihi iyo diliddooda nabiyada ee xaq daro waxaan u dhahaynaa dhadhamiya cadaabka gubashada ,

Amárico

የእነዚያን « አላህ ድኻ ነው እኛ ግን ከበርቴዎች ነን » ያሉትን ሰዎች ቃል አላህ በእርግጥ ሰማ ፡ ፡ ያንን ያሉትንና ነቢያትን ያለ ሕግ መግደላቸውን በእርግጥ እንጽፋለን ፡ ፡ « የእሳትንም ስቃይ ቅመሱ » እንላቸዋለን ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

haddaad aragto markay oofsan ( nafta ka qaadi ) malaa 'igtu kuwii gaaloobay oy ka garaaci wajiyadooda iyo gadaashooda iyagoo ku dhihi dhadhamiya cadaabka gubidda ( waxaad arki lahayd arrin wayn ) .

Amárico

እነዚያንም የካዱትን መላእክት ፊቶቻቸውንና ጀርባዎቻቸውን እየመቱ « የቃጠሎንም ስቃይ ቅመሱ » ( እያሉ ) በሚገድሏቸው ጊዜ ብታይ ኖሮ ( አስደንጋጭን ነገር ታይ ነበር ) ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Consiga uma tradução melhor através
7,740,123,483 de colaborações humanas

Usuários estão solicitando auxílio neste momento:



Utilizamos cookies para aprimorar sua experiência. Se avançar no acesso a este site, você estará concordando com o uso dos nossos cookies. Saiba mais. OK