Você procurou por: cidhibtii (Somali - Amárico)

Tradução automática

Tentando aprender a traduzir a partir dos exemplos de tradução humana.

Somali

Amharic

Informações

Somali

cidhibtii

Amharic

 

De: Tradução automática
Sugerir uma tradução melhor
Qualidade:

Contribuições humanas

A partir de tradutores profissionais, empresas, páginas da web e repositórios de traduções disponíveis gratuitamente

Adicionar uma tradução

Somali

Amárico

Informações

Somali

ee eeg siday noqotay cidhibtii kuwii loo digay .

Amárico

የተስፈራሪዎቹም መጨረሻ እንዴት እንደነበረ ተመልከት ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

oo dhadhamisay cidhibtii xaalkaa xumaantiisa , cidhibteediina ku dambaysay khasaare .

Amárico

የነገርዋንም ቅጣት ቀመሰች ፡ ፡ የነገርዋም መጨረሻ ከሳራ ኾነ ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

waxaad dhahdaa ku socda dhulka oo daya siday noqotay cidhibtii dambiilayaasha .

Amárico

« በምድር ላይ ኺዱ ፡ ፡ የአመጸኞችም መጨረሻ እንዴት እንደ ነበረ ተመልከቱ » በላቸው ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

waxaad dhahdaa ku socda dhulka oo eega siday noqotay cidhibtii beeniyeyaasha xaqa .

Amárico

« በምድር ላይ ኺዱ የአስተባባዮችም መጨረሻ እንዴት እንደነበረ ተመልከቱ » በላቸው ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

ee day siday noqotay cidhibtii dhagartooda anagaa halaagnay iyagii iyo qoomkoodiiba dhammaan .

Amárico

የተንኮላቸውም መጨረሻ እንዴት እንደነበረ እኛ እነርሱንም ሕዝቦቻቸውንም በሙሉ እንዴት እንዳጠፋናቸው ተመልከት ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

waxaana ku soo daadinay roob ( naareed ) bal day siday noqotay cidhibtii dambiilayaasha .

Amárico

በእነሱም ላይ ( የእሳት ) ዝናብን አዘነብንባቸው ፡ ፡ የኃጢአተኞችም መጨረሻ እንዴት እንደነበረ ተመልከት ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

waana qabanay isaga iyo colkiisii waxaana ku turray badda ee day siday noqotay cidhibtii daalimiinta .

Amárico

እርሱንም ሰራዊቱንም በጥብቅ ያዝናቸው ፡ ፡ በባሕርም ውስጥ ጣልናቸው ፡ ፡ የበደለኞች መጨረሻም ፤ እንዴት እንደ ነበረ ተመልከት ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

waxaad dhahdaa ku socda dhulka fiiriyana siday noqotay cidhibtii kuwii hore , wuxuu ahaa badankoodu mushrikiin .

Amárico

« በምድር ላይ ኺዱ የእነዚያንም በፊት የነበሩትን ሰዎች መጨረሻ እንዴት እንደነበረ ተመልከቱ » በላቸው ፡ ፡ አብዛኞቻቸው አጋሪዎች ነበሩ ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

waxay la mid yihiin gaaladii dhawaa ee ka horreeyey ee dhadhamiyey cidhibtii camalkooda , cadaab daranna u sugnaaday .

Amárico

( ብጤያቸው ) እንደእነዚያ ከእነሱ በፊት በቅርብ ጊዜ የነገራቸውን ቅጣት እንደቀመሱት ብጤ ነው ፡ ፡ ለእነርሱም አሳማሚ ቅጣት አላቸው ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

waxaa dhab ahaan u tagay hortood sunno ( waddo ) ee socda dhulka oo eega siday noqotay cidhibtii beeniyayaashii .

Amárico

ከእናንተ በፊት ድርጊቶች በእርግጥ አልፈዋል ፡ ፡ በምድርም ላይ ኺዱ ፡ ፡ የአስተባባዮችም ፍጻሜ እንዴት እንደነበረ ተመልከቱ ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

markaasaan la bixinay nabi muuse aayaadkanaga xagga fircoon iyo qoomkiisii wayna dulmiyeen ( diideen ) ee day siday noqotay cidhibtii mufsidiinta .

Amárico

ከዚያም ከበኋላቸው ሙሳን ወደ ፈርዖንና ወደ መማክርቶቹ በተዓምራታችን ላክነው ፡ ፡ በእርሷም ካዱ ፡ ፡ ያጥፊዎችም መጨረሻ እንዴት እንደነበረ ተመልከት ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

hana fadhiisanina jid kasta idinkoo goodin oo ka celin dadka jidka eebe ciddii rumaysa idinkoo qalooe la dooni , xusuustana markaad yareydeen oo eebe idin badiyey , dayana siday noqotay cidhibtii fasaadiyaasha .

Amárico

« ( ሰዎችን ) የምታስፈራሩና ከአላህም መንገድ በእርሱ ያመኑትን የምታግዱ መጥመሟንም የምትፈልጉዋት ኾናችሁ በየመንገዱ አትቀመጡ ፡ ፡ ጥቂቶችም በነበራችሁና ባበዛችሁ ጊዜ አስታውሱ ፡ ፡ የአጥፊዎችም መጨረሻ እንዴት እንደነበረ ተመልከቱ ፡ ፡ »

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

waxayse beeniyeen waxayna cilmigiisa koobin ( quraanka ) uusanna wali u imaanin aayahiisu saasayna u beeniyeen kuwii ka horreeyey ee bal day siday noqotay cidhibtii daalimiinta .

Amárico

ይልቁንም ( ከቁርኣን ) እውቀቱን ባላደረሱት ፍቹም ገና ባልመጣቸው ነገር አስተባበሉ ፡ ፡ እንደዚሁ እነዚያ ከእነሱ በፊት የነበሩት አስተባብለዋል ፡ ፡ የበዳዮችም መጨረሻ እንዴት እንደ ነበረ ተመልከት ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

markaasay noqotay cidhibtii kuwii xumaanta falay , xumaan iyo ( jahannamo ) beenintay aayadaha eebe beeniyeen darteed , waxayna ahaayeen kuwo aayadaha ku jees jeesa .

Amárico

ከዚያም የእነዚያ ያጠፉት ሰዎች መጨረሻ በአላህ አንቀጾች በማስተባበላቸውና በእርሷ የሚሳለቁ በመኾናቸው ምክንያት መጥፎ ቅጣት ሆነች ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

miyayna ku soconin dhulka ooyan fiirin siday noqotay cidhibtii kuwii ka horreeyey ( gaaladan ) waxay ahaayeen kuwa ka xoogbadan kana camiraadbadan dhulka , markaasuu qabtay eebe danbigooda dartiis umana sugnaan waxa eebe ka soo hadhay wax daafaca .

Amárico

የእነዚያን ከእነርሱ በፊት የነበሩትን ሕዝቦች ፍጻሜ እንዴት እንደነበረ ይመለከቱ ዘንድ በምድር ላይ አይኼዱምን ? በኀይልና በምድር ላይ በተዋቸው ምልክቶች ፤ ከእነርሱ ይበልጥ የበረቱ ነበሩ ፡ ፡ አላህም በኀጢአቶቻቸው ያዛቸው ፡ ፡ ለእነርሱም ከአላህ ( ቅጣት ) ምንም ጠባቂ አልነበራቸውም ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Somali

isku kibrin dhulka iyo dhagar xun darteed , dhagarna xumaan waxaan ahayn ehelkiisa kuma dhaco ee miyaad sugaysaan waxaan wadadii kuwii hore ahayn , mana helaysid sunnada eebe wax badala , ma helaysid sunnada eebe wax wareejiya . miyeyna ku soconin dhulka ooyna dayeeynin siday noqotay cidhibtii kuwii ka horreeyey gaaladii makaad , waxay ahaayseen kuwo ka xoogbadan , ebana wax ku cajisiya ( daaliya ) ma jiro samooyinka iyo dhulka dhexdooda midna , waana oge wax walba kara .

Amárico

በምድር ላይ ኩራትንና በክፉ ( ተንኮል ) መዶለትንም ( እንጂ አልጨመረላቸውም ፡ ፡ ክፉ ተንኮልም በባለቤቱ ላይ እንጂ በሌላ ላይ አይሰፍርም ፡ ፡ የቀድሞዎቹን ደንብ እንጂ ይጠባበቃሉን ? ለአላህ ደንብም መልለወጥን አታገኝም ፡ ፡ ለአላህ ደንብም መዛወርን አታገኝም ፡ ፡

Última atualização: 2014-07-02
Frequência de uso: 1
Qualidade:

Consiga uma tradução melhor através
7,788,054,955 de colaborações humanas

Usuários estão solicitando auxílio neste momento:



Utilizamos cookies para aprimorar sua experiência. Se avançar no acesso a este site, você estará concordando com o uso dos nossos cookies. Saiba mais. OK