Обучается переводу с помощью примеров, переведенных людьми.
Добавлены профессиональными переводчиками и компаниями и на основе веб-страниц и открытых баз переводов.
na kuleni katika alivyo kuruzukuni mwenyezi mungu, halali na vizuri. na mcheni mwenyezi mungu ambaye mnamuamini.
waxna ka cuna wuxuu idinku arzaaqay eebe isagoo xalaal fiican ah kana dhawrsada eebe ee ah kaad rumeysantihiin.
Последнее обновление: 2014-07-03
Частота использования: 1
Качество:
au nani anaye uanzisha uumbaji, kisha akaurejesha? na nani anaye kuruzukuni kutoka mbinguni na kwenye ardhi?
mise eebaha billaaba khalqiga (abuurkiisa) haddana soo celin oo ah kan idinka arzaaqa samada iyo dhulkaba, ma ilaah (kalaa) jira eebe miciisa, waxaad dhahdaa keena xujadiinna haddaad run sheegaysaan.
Последнее обновление: 2014-07-03
Частота использования: 1
Качество:
kuleni katika vitu vizuri hivyo tulivyo kuruzukuni, wala msiruke mipaka katika hayo, isije ikakushukieni ghadhabu yangu. na inaye mshukia ghadhabu yangu basi huyo ameangamia.
ka cuna wanaaggaan idinku arsuqay hana ku xadgudbina dhexdiisa, oo idinku dhaco cadhadaydu, ruuxay ku dhaedo cadhadaydu dhabbuu u hoobtay (halaagmay).
Последнее обновление: 2014-07-03
Частота использования: 1
Качество:
na tukakutilieni kivuli kwa mawingu na tukakuteremshieni manna na salwa; tukakwambieni: kuleni vitu vizuri hivi tulivyo kuruzukuni. nao hawakutudhulumu sisi lakini walikuwa wanajidhulumu nafsi zao.
waxaan idinku haddaynay daruur, waxaan idinku soo dajinay macaan iyo hilib (shimbireed) waxaana idinku nidhi wax ka cuna wanaaggan idiinku arzaaqnay, mana ayan na dulmin, laakiin waxay ahaayeen naftooda uun kuwa dulmiya.
Последнее обновление: 2014-07-03
Частота использования: 1
Качество:
na watu wa motoni watawaita watu wa peponi: tumimieni maji, au chochote alicho kuruzukuni mwenyezi mungu. nao watasema: hakika mwenyezi mungu ameviharimisha hivyo kwa makafiri,
waxay u dhawaaqi ehelu naarku ehelu jannaha (iyagoo dhihi) noogu soo deeqa biyaha ama waxa eebe idinku arzaaqay, waxayna dhahaan eebe wuu ka xarrimay labadaas gaalada.
Последнее обновление: 2014-07-03
Частота использования: 1
Качество:
katika hao iliyo wamiliki mikono yenu ya kulia mnao washirika katika hivyo tulivyo kuruzukuni, mkawa nyinyi katika hivyo ni sawasawa, mnawaogopa kama mnavyo ogopana wenyewe kwa wenyewe? namna hivi tunazipambanua aya zetu kwa watu wenye akili.
eebe wuxuu idiin yeeley tusaale naftiina ah, waxaad hanataan miyey idinlawadaagaan wax laydinku arzuqay, ood si isku mid ah u maamulaysaan, ugana cabsanaysaan sidaad isaga cabsataan, saasuuna u caddayn aayaadka ciddii wax kasi.
Последнее обновление: 2014-07-03
Частота использования: 1
Качество: