Şunu aradınız:: caruurtiina (Somalice - Habeşistan Dili (Amharca))

Bilgisayar çevirisi

İnsan çevirisi örneklerinden çeviri yapmayı öğrenmeye çalışıyor.

Somali

Amharic

Bilgi

Somali

caruurtiina

Amharic

 

Kimden: Makine Çevirisi
Daha iyi bir çeviri öner
Kalite:

İnsan katkıları

Profesyonel çevirmenler, işletmeler, web sayfaları ve erişimin serbest olduğu çeviri havuzlarından.

Çeviri ekle

Somalice

Habeşistan Dili (Amharca)

Bilgi

Somalice

kuwa xaqa rumeeyow haweenkiinna iyo caruurtiina waxaa ka mid ah kuwo col idiin ah ee ka digtoonaada , haddaadse iska cafidaan saamaxdaanna eebe waa dambi dhaafe naxariiste ah .

Habeşistan Dili (Amharca)

እላንተ ያመናችሁ ሆይ ! ከሚስቶቻችሁና ከልጆቻችሁ ( ከአላህ መንገድ በማስተጓጎል ) ለናንተ ጠላቶች የኾኑ አልሉ ፤ ስለዚህ ተጠንቀቋቸው ፤ ይቅርታ ብታደርጉ ብታልፏቸውም ብተምሩዋቸውም አላህ በጣም መሓሪ አዛኝ ነው ፡ ፡

Son Güncelleme: 2014-07-02
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Somalice

waalidaadka ( hooyooyinku ) waxay nunjin caruurtooda labo sano oo dhamaystiran cidii doonta inay taamyeesho nuugidda , kan wax loo dhalayna waxaa saaran cunadooda iyo arradbaxooda si fiican lagumo dhibo naf waxayna awoodin laguma dhibo hooyo ilmaheeda dartiis ( lamana dhibo ) aabo ilmihiisa dartiis , kan wax dhaxlaya waxaa saaran taaso kale , hadday doonaan gudhin iyagoo raali ah iyo wadatashi dhib ma saarra korkooda , haddaad doontaan inaad ka nuujin dalabtaan caruurtiina ( haweenay kale ) dhib korkiinna ma saarra haddaad udhiibtaan waxaad bixinaysaan si fiican , ka dhawrsada eebe , ogaadana in waxaad camalfalaysaan eebe arko .

Habeşistan Dili (Amharca)

እናቶችም ልጆቻቸውን ሙሉ የኾኑን ሁለት ዓመታት ያጥቡ ፡ ፡ ( ይህም ) ማጥባትን መሙላት ለሻ ሰው ነው ፡ ፡ ለእርሱም በተወለደለት ( አባት ) ላይ ምግባቸውና ልብሳቸው በችሎታው ልክ አለበት ፡ ፡ ነፍስ ችሎታዋን እንጂ አትገደድም ፡ ፡ ወላጂት ( እናት ) በልጅዋ ምክንያት ለርሱ የተወለደለትም ( አባት ) በልጁ ምክንያት አይጎዳዱ ፡ ፡ በወራሽም ላይ እንደዚሁ ብጤ አለበት ፡ ፡ ( ወላጆቹ ) ከሁለቱም በኾነ መዋደድና መመካከር ( ልጁን ከጡት ) መነጠልን ቢፈልጉ በሁለቱም ላይ ኃጢኣት የለባቸውም ፡ ፡ ልጆቻችሁንም ለሌሎች አጥቢዎች ማስጠባትን ብትፈልጉ ልትሰጡ የሻችሁትን በመልካም ኹኔታ በሰጣችሁ ጊዜ ( በማስጠባታችሁ ) በእናንተ ላይ ኃጢኣት የለባችሁም ፡ ፡ አላህንም ፍሩ ፤ አላህም የምትሠሩትን ሁሉ ተመልካች መኾኑን ዕወቁ ፡ ፡

Son Güncelleme: 2014-07-02
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Daha iyi çeviri için
7,762,739,393 insan katkısından yararlanın

Kullanıcılar yardım istiyor:



Deneyiminizi iyileştirmek için çerezleri kullanıyoruz. Bu siteyi ziyaret etmeye devam ederek çerezleri kullanmamızı kabul etmiş oluyorsunuz. Daha fazla bilgi edinin. Tamam