您搜索了: khasaariyey (索马里语 - 斯瓦希里语)

计算机翻译

尝试学会如何从人工翻译例句找到译文。

Somali

Swahili

信息

Somali

khasaariyey

Swahili

 

从: 机器翻译
建议更好的译文
质量:

人工翻译

来自专业的译者、企业、网页和免费的翻译库。

添加一条翻译

索马里语

斯瓦希里语

信息

索马里语

kuwaasu waa kuwa khasaariyey naftooda waxaana ka dhumay waxay been abuurteen.

斯瓦希里语

hao ndio walio zikhasiri nafsi zao, na yakawapotea waliyo kuwa wakiyazua.

最后更新: 2014-07-03
使用频率: 1
质量:

索马里语

ciddayse fududaato miisaankiisu kuwaasi waa kuwa khasaariyey naftooda jahannamayna ku waari.

斯瓦希里语

na wale ambao mizani zao zitakuwa nyepesi, hao ndio walio zitia khasarani nafsi zao, na katika jahannamu watadumu.

最后更新: 2014-07-03
使用频率: 1
质量:

索马里语

cidduu fududaado miisaankiisuna kuwaasuna waa kuwa khasaariyey naftooda dulmigay ku falayeen aayaadkanaga dartiis.

斯瓦希里语

na watakao kuwa na uzani khafifu, basi hao ndio walio zitia khasarani nafsi zao kwa sababu ya kuzipinga ishara zetu.

最后更新: 2014-07-03
使用频率: 1
质量:

索马里语

ee caabuda gaaloy waxaad doontaan eebe ka sokow, waxaadna dhahdaa kuwa khasaaray waa kuwa khasaariyey naftooda iyo ehelkoodii maalinta qiyaame, taasina waa khasaaraha cad.

斯瓦希里语

sema: hakika walio khasirika ni wale walio jikhasiri nafsi zao na ahali zao siku ya kiyama. tambueni kuwa hiyo ndiyo khasara iliyo dhaahiri.

最后更新: 2014-07-03
使用频率: 1
质量:

索马里语

waxaad dhahdaa yaa leh waxa ku sugan samooyinka iyo dhulka, dheh eebe, wuxuuna isasaaray naxariis, wuxuuna idin kulmin maalinta qiyaame shakina ma lch, kuwa khasaariyey naftoodase ma rumaynayaan.

斯瓦希里语

yeye amejilazimisha nafsi yake kurehemu. hakika atakukusanyeni siku ya kiyama isiyo kuwa na shaka.

最后更新: 2014-07-03
使用频率: 1
质量:

索马里语

kuwaan siinnay kitaabka waxay u yaqaannaan nabiga (xaqnimadiisa) siday u yaqaanaan caruurtooda kuwa khasaariyey naftoodana ma rumeeyaan (xaqa).

斯瓦希里语

wale tulio wapa kitabu wanayajua haya kama wanavyo wajua watoto wao. wale walio zikhasiri nafsi zao hawaamini.

最后更新: 2014-07-03
使用频率: 1
质量:

索马里语

waxaa ka mid ah dadka mid u caabudi (eebe) dhinac (shaki) hadduu soo gaadho khayra xasili, hadduu soo gaadho imtixaan (dhibna) u gabdooma wajigiisa (gaalooba) wuxuu khasaariyey adduun iyo aakhiraba kaasina waa khasaaraha cad uun.

斯瓦希里语

na katika watu wapo wanao muabudu mwenyezi mungu kwa ukingoni. ikimfikia kheri hutulia kwayo, na ukimfikia msukosuko hugeuza uso wake.

最后更新: 2014-07-03
使用频率: 1
质量:

获取更好的翻译,从
7,728,938,070 条人工翻译中汲取

用户现在正在寻求帮助:



Cookie 讓我們提供服務。利用此服務即表示你同意我們使用Cookie。 更多資訊。 確認