Results for nabadgalyo translation from Somali to Amharic

Computer translation

Trying to learn how to translate from the human translation examples.

Somali

Amharic

Info

Somali

nabadgalyo

Amharic

 

From: Machine Translation
Suggest a better translation
Quality:

Human contributions

From professional translators, enterprises, web pages and freely available translation repositories.

Add a translation

Somali

Amharic

Info

Somali

nabadgalyo ha ahaato ilyaas korkiisa .

Amharic

ሰላም በኢልያሲን ላይ ይሁን ፡ ፡

Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

nabadgalyo nuux korkiisa adduunyada ha udhex ahaato .

Amharic

« በዓለማት ውስጥ ሰላም በኑሕ ላይ ይኹን ፡ ፡ »

Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

nabadgalyo ( salaan ) nabi ibraahim korkiisa ha ahaato .

Amharic

ሰላም በኢብራሂም ላይ ይሁን ፡ ፡

Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

waxaa lugu dhihi ku gala jannada nabadgalyo waana maalintii waariddee .

Amharic

« በሰላም ግቧት ይህ የመዘውተሪያ ቀን ነው » ( ይባላሉ ) ፡ ፡

Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

iska saamax waxaadna dhahdaa nabadgalyo , way ogaandoonaan ( waxa ku dhacee ) .

Amharic

እነርሱንም ተዋቸው ፡ ፡ ነገሬ ሰላም ነው በልም ፡ ፡ ወደፊትም ( የሚመጣባቸውን ) ያውቃሉ ፡ ፡

Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

nabadgalyo korkiisa ha ahaato maalinta la dhalay iyo maalintuu dhiman iyo maalinta la soo bixin isagoo nool .

Amharic

በተወለደበት ቀንና በሚሞትበትም ቀን ፣ ሕያው ሆኖ በሚነሳበትም ቀን ሰላም በእሱ ላይ ይሁን ፡ ፡

Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

iyagoo ku dhihi nabadgalyo korkiinna ha ahaato samirkiinna dartiis waxaa wanaag badan cidhibta daarta ( janno ) .

Amharic

« ሰላም ለእናንተ ይኹን ፡ ፡ ( ይህ ምንዳ ) በመታገሳችሁ ነው ፡ ፡ የመጨረሻይቱም አገር ምን ታምር ! » ( ይሏቸዋል ) ፡ ፡

Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

addoomada eebaha raxmaana waa kuwa u socda dhulka xasillooni , markay la hadlaan ( af xumeeyaan ) jaahilliinna yidhaahda nabadgalyo .

Amharic

የአልረሕማንም ባሮች እነዚያ በምድር ላይ በዝግታ የሚኼዱት ፣ ባለጌዎችም ( በክፉ ) ባነጋገሩዋቸው ጊዜ ሰላም የሚሉት ናቸው ፡ ፡

Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

wuxuu yidhi ( nabi ) ibraahim nabadgalyo korkaaga ha ahaato waan kuu dambi dhaaf warsan adiga eebahay , eebe waa ii naxariiste .

Amharic

« ደህና ኹን ፡ ፡ ወደፊት ከጌታዬ ምሕረትን እለምንልሃለሁ ፡ ፡ እርሱ ለኔ በጣም ርኅሩኅ ነውና » አለ ፡ ፡

Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

yeedhidooduna dhexdeeda waa eebow waad nasahantahay , bariidadooduna waa ( nabadgalyo ) salaan , ducadooduna waxaa ugu dambayn mahad ilaahbaa leh eebaha caalamka ah .

Amharic

በእርሷም ውስጥ ጸሎታቸው ጌታችን ሆይ ! ጥራት ይገባህ ( ማለት ) ነው ፡ ፡ በእርሷ ውስጥ መከባበሪያቸውም ሰላም መባባል ነው ፤ የመጨረሻ ጸሎታቸውም ምስጋና ለዓለማት ጌታ ይሁን ( ማለት ) ነው ፡ ፡

Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

ee ah kuway oofsato malaa 'igtu iyagoo fiican ( kuna dhihi ) nabadgalyo korkiina ha ahaato ee ku gala jannada waxaad camal fali jirteen dartiis .

Amharic

እነዚያ በመልካም ኹኔታ ላይ ኾነው መላእክት « ሰላም በእናንተ ላይ » እያሉ የሚገድሏቸው ናቸው ፡ ፡ « ትሠሩት በነበራችሁት ሥራ ገነትን ግቡ » ( ይባላሉ ) ፡ ፡

Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

wuxuu u yaboohay eebe kuwa rumeeyay xaqa oo camal fiican falay inuu u reebo dhulka siduu ugu reebay kuwii ka horreeyay , wuxuuna makanin diintooda uu uga raalli noqday wuxuuna ugu badali cabsidooda ka dib nabadgalyo , wayna i cabudi ilamana wadaajiyaan waxba , ciddii gaalowda intaas ka dibna kuwaasu waa uun faasiqiin .

Amharic

አላህ እነዚያን ከእናንተ ያመኑትንና መልካም ሥራዎችን የሠሩትን እነዚያን ከእነሱ በፊት የነበሩትን እንደተካ በምድር ለይ በእርግጥ ሊተካቸው ፣ ለእነሱም ያንን የወደደላቸውን ሃይማኖታቸውን ሊያደላድልላቸው ፣ ከፍርሃታቸውም በኋላ ጸጥታን ሊለውጥላቸው ተስፋን ቃል ሰጥቷቸዋል ፡ ፡ በእኔ ምንንም የማያጋሩ ኾነው ይግገዙኛል ፡ ፡ ከዚያም በኋላ የካደ ሰው እነዚያ እነርሱ አመጸኞች ናቸው ፡ ፡

Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

dhexdoodana waxaa ahaan xijaab aeraafkana ( meel sare ) waxaa ahaan dad ku garan cid kasta calaamaddooda , wacayna u dhawaaqaan ehelu jannaha iyagoo ku leh nabadgalyo korkiina ha ahaato , mayna galin jannada wayse damci .

Amharic

በመካከላቸውም ግርዶሽ አልለ ፡ ፡ በአዕራፍም ላይ ሁሉንም በምልክታቸው የሚያውቁ ሰዎች አልሉ ፡ ፡ የገነትንም ሰዎች ሰላም ለናንተ ይኹን በማለት ይጣራሉ ፡ ፡ እነርሱም ( የአዕራፍ ሰዎች ) የሚከጅሉ ሲኾኑ ገና አልገቧትም ፡ ፡

Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:

Get a better translation with
7,747,142,603 human contributions

Users are now asking for help:



We use cookies to enhance your experience. By continuing to visit this site you agree to our use of cookies. Learn more. OK