Results for naxariistiisa translation from Somali to Amharic

Computer translation

Trying to learn how to translate from the human translation examples.

Somali

Amharic

Info

Somali

naxariistiisa

Amharic

 

From: Machine Translation
Suggest a better translation
Quality:

Human contributions

From professional translators, enterprises, web pages and freely available translation repositories.

Add a translation

Somali

Amharic

Info

Somali

kuwaas waxaa korkooda ahaan deeq eebe iyo naxariistiisa , waana kuwa hanuunsan .

Amharic

እነዚያ በእነርሱ ላይ ከጌታቸው የኾኑ ምሕረቶች ችሮታም አልሉ ፡ ፡ እነርሱም ( ወደ እውነት ) ተመሪዎቹ እነርሱ ናቸው ፡ ፡

Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

wuxuu galiyaa naxariistiisa ruuxuu doono , daalimiintana wuxuu u darbay cadaab daran .

Amharic

የሚሻውን ሰው በእዝነቱ ውስጥ ያገባዋል ፡ ፡ በዳዮቹንም ( ዝቶባቸዋል ) ፡ ፡ ለእነርሱ አሳማሚ ቅጣትን አዘጋጅቶላቸዋል ፡ ፡

Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

kuwa xaqa rumeeyey oo camal fiican falay wuxuu galin eebahood naxariistiisa , taasina waa liibaan wayn .

Amharic

እነዚያ ያመኑትና መልካሞችን የሠሩትማ ጌታቸው በእዝነቱ ውስጥ ያገባቸዋል ፡ ፡ ይህ እርሱ ግልጽ የኾነ ማግኘት ነው ፡ ፡

Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

haddii laydinku dilo jidka eebe amaad dhimataan dambi dhaaf eebe iyo naxariistiisa yaa idiinka khayrbadan waxay kulmin .

Amharic

በአላህም መንገድ ብትገደሉ ወይም ፤ ብትሞቱ ከአላህ የኾነው ምሕረትና እዝነት ( እነርሱ ) ከሚሰበስቡት ሀብት በእርግጥ በላጭ ነው ፡ ፡

Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

markaasaad jeedsateen intaas ka dib , hadduusan jirin fadliga eebe ee korkiina iyo naxariistiisa waxaad ahaan lahaydeen kuwa khasaaray .

Amharic

ከዚያም ከዚህ በኋላ ( ኪዳኑን ) ተዋችሁ ፡ ፡ በናንተም ላይ የአላህ ችሮታና እዝነቱ ባልነበረ ኖሮ በእርግጥ ከጠፊዎቹ በኾናችሁ ነበር ፡ ፡

Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

hadduuse jirin fadliga eebe ee korkiinna iyo naxariistiisa adduun iyo aakhiraba waxaa idin taaban lahaa waxaad dhexgasheen dartiis cadaab weyn .

Amharic

በቅርቢቱም በመጨረሻይቱም ዓለም በእናንተ ላይ የአላህ ችሮታና እዝነቱ ባልነበረ ኖሮ በውስጡ በገባችሁበት ወሬ ምክንያት ታላቅ ቅጣት በእርግጥ በደረሰባችሁ ነበር ፡ ፡

Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

waxay dheheen ma waxaad la yaabi amarka eebe naxariistiisa iyo barakadiisa korkiinna , qoyskanow , eebana waa la mahdiye la sharrifo .

Amharic

« ከአላህ ትዕዛዝ ትደነቂያለሽን የአላህ ችሮታና በረከቶቹ በእናንተ በኢብራሂም ቤተሰቦች ላይ ይሁን እርሱ ምስጉን ለጋስ ነውና » አሉ ፡ ፡

Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

eebana waa kan soo dajiya roobka intay quustaan kadib fidiyana naxariistiisa , waana eebaha waliga ah ( gargare ) ee la mahdiyo .

Amharic

እርሱም ያ ተስፋ ከቆረጡ በኋላ ዝናምን የሚያወርድ ችሮታውንም የሚዘረጋ ነው ፡ ፡ እርሱም ረዳቱ ምስጉኑ ነው ፡ ፡

Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

hadduuna jirin fadliga eebe iyo naxariistiisa korkiinna oosan ahayn toobad aqbal badane falsan « waxaa beenaalaha ku dhici lahaa cadaab daran » .

Amharic

በእናንተም ላይ የአላህ ችሮታና እዝነቱ ባልነበረ አላህም ጸጸትን ተቀባይ ጥበበኛ ባልኾነ ኖሮ ( ውሸታሙን ይገልጸው ነበር ) ፡ ፡

Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

eebe ( sareeye ) waa kan u dira dabaysha bishaaro darteed naxariistiisa ( roobka ) hortiisa , waxaana ka soo dejinay samada biyo wax daahiriya .

Amharic

እርሱም ያ ነፋሶችን አብሳሪዎች ሲኾኑ ከዝናሙ በስተፊት የላከ ነው ፡ ፡ ከሰማይም አጥሪ ውሃን አወረድን ፡ ፡

Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

calaamaadka eebe ku tusin waxaa ka mid ah inuu dabaylaha diro iyagoo ku bishaarayn ( roob ) iyo in eebe idin dhadhansiiyo naxariistiisa iyo in doontu ku socoto amarkiisa iyo inaad dalabtaan fadligiisa , markaas aad eebe ku mahdisaan .

Amharic

ነፋሶችንም ( በዝናብ ) ልታበስራችሁ ፣ ከችሮታውም ( በእርሷ ) ሊያቀምሳችሁ ፣ መርከቦችም በትዕዛዙ እንዲንሻለሉ ፣ ከችሮታውም እንድትፈልጉ ፣ ታመሰግኑትም ዘንድ መላኩ ከአስደናቂ ምልክቶቹ ነው ፡ ፡

Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

eebe waa kan u dira dabaysha bishaaro naxariistiisa ( roobka ) hortiisa markay xambaarto daruur culusna waxaan u kaxaynaa dhul dhintay ( abaar ) waxaana ku dejinaa ( shubnaa ) biyaha , waxaana ku soo bixinaa wixii dhintay inaad xussusataan .

Amharic

እርሱም ያ ነፋሶችን ከችሮታው ( ከዝናም ) በፊት አብሳሪዎች አድርጎ የሚልክ ነው ፡ ፡ ከባዳዎችንም ደመናዎች በተሸከሙ ጊዜ ሙት ወደ ኾነ አገር እንነዳዋለን ፡ ፡ በእርሱም ውሃን እናወርዳለን ፡ ፡ ከፍሬዎችም ሁሉ በእርሱ እናወጣለን ፡ ፡ እንደዚሁ ትገነዘቡ ዘንድ ሙታንን ( ከመቃብር ) እናወጣለን ፡ ፡

Last Update: 2014-07-02
Usage Frequency: 1
Quality:

Get a better translation with
7,761,983,662 human contributions

Users are now asking for help:



We use cookies to enhance your experience. By continuing to visit this site you agree to our use of cookies. Learn more. OK