Results for sarreeyaa translation from Somali to Turkish

Somali

Translate

sarreeyaa

Translate

Turkish

Translate
Translate

Instantly translate texts, documents and voice with Lara

Translate now

Human contributions

From professional translators, enterprises, web pages and freely available translation repositories.

Add a translation

Somali

Turkish

Info

Somali

waa ogaha waxa maqan iyo waxa jooga, wuuna ka sarreeyaa waxa la wadaajin.

Turkish

(o), görünmeyeni ve görüneni bilir; onların ortak koştukları şeylerden yücedir.

Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

wuxuuna ku suganyahay kitaabka asalkiisa (looxul maxfuudka) agtiisa, waana sarreeyaa quraanku falna sanyahay.

Turkish

gerçekten o bizim nezdimizde bulunan ana kitapta mevcut yüce ve hikmet dolu bir kitaptır.

Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

eebahaa wuxuu abuuraa wuxuu doono oo doorto, doorasho ma leh iyagu (dadku) waa ka nasahanyahay eebe waana ka sarreeyaa waxay la wadaajin.

Turkish

onların seçim hakkı yoktur. allah, onların ortak koştuklarından münezzehtir ve şanı yücedir.

Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

waxay caabudayaan eebe ka sokow waxaan dhibayn anfaceyna waxayna odhan kuwana waa shafeecayaalkanaga eebe agtiisa, waxaad dhahdaa ma waxaad uga warramaysaan eebe wuxuusan ku ogayn samooyinja iyo dhulka, wuxuu ka nasahanyahay oo ka sarreeyaa waxay la wadaajiyeen eebe.

Turkish

allah'ı bırakıp kendilerine ne zarar, ne de yarar veremeyen şeylere tapıyorlar ve: "bunlar allah katında bizim şefa'atçilerimizdir!" diyorlar. de ki: "allah'ın, göklerde ve yerde bilmediği bir şeyi mi allah'a haber veriyorsunuz?"

Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:

Warning: Contains invisible HTML formatting

Somali

waxay u yeeleen gaalado eebe shurako jinni ah isagoo abuuray waxay ku sheegeen(been) eebe wiilal iyo gabdho iyagoon wax ogayn, waa ka nasahanyahay eebe waana ka sarreeyaa waxay ku sheegi.

Turkish

bilgileri olmadan o'na oğullar, kızlar uydurdular. o'nun şânı onların uydurdukları sıfatlardan münezzeh ve yücedir.

Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:

Get a better translation with
9,571,070,014 human contributions

Users are now asking for help:



We use cookies to enhance your experience. By continuing to visit this site you agree to our use of cookies. Learn more. OK