검색어: ibraahim (소말리어 - 스와힐리어)

컴퓨터 번역

인적 번역의 예문에서 번역 방법 학습 시도.

Somali

Swahili

정보

Somali

ibraahim

Swahili

 

부터: 기계 번역
더 나은 번역 제안
품질:

인적 기여

전문 번역가, 번역 회사, 웹 페이지 및 자유롭게 사용할 수 있는 번역 저장소 등을 활용합니다.

번역 추가

소말리어

스와힐리어

정보

소말리어

markaasuu eegay nabi ibraahim xiddigaha.

스와힐리어

kisha akapiga jicho kutazama nyota.

마지막 업데이트: 2014-07-03
사용 빈도: 1
품질:

소말리어

ku akhri korkooda warkii nabi ibraahim.

스와힐리어

na wasomee khabari za ibrahim.

마지막 업데이트: 2014-07-03
사용 빈도: 1
품질:

소말리어

kutubtii (nabi) ibraahim iyo (nabi) muuse.

스와힐리어

vitabu vya ibrahimu na musa.

마지막 업데이트: 2014-07-03
사용 빈도: 1
품질:

소말리어

nabadgalyo (salaan) nabi ibraahim korkiisa ha ahaato.

스와힐리어

iwe salama kwa ibrahim!

마지막 업데이트: 2014-07-03
사용 빈도: 1
품질:

소말리어

waxan nidhi naaray u noqo qabow iyo nabadgalyi ibraahim.

스와힐리어

sisi tukasema: ewe moto! kuwa baridi na salama kwa ibrahim!

마지막 업데이트: 2014-07-03
사용 빈도: 1
품질:

소말리어

waxayna dheheen waxaan maqallay wiil sheegi lana dhaho ibraahim.

스와힐리어

wakasema: tumemsikia kijana mmoja akiwataja. anaitwa ibrahim.

마지막 업데이트: 2014-07-03
사용 빈도: 1
품질:

소말리어

iyo qoomkii (nabi) ibraahim iyo qoomkii (nabi) luudh.

스와힐리어

na watu wa ibrahim na watu wa lut'i

마지막 업데이트: 2014-07-03
사용 빈도: 1
품질:

소말리어

wuxuu yidhi (nabi ibraahim) maydin maqlayaan markaad baryeysaan.

스와힐리어

akasema: je! yanakusikieni mnapo yaita?

마지막 업데이트: 2014-07-03
사용 빈도: 1
품질:

소말리어

dhab ahaan waxaan u siinay nabi ibraahim hanuukiisa mar hore anagaana ogayn.

스와힐리어

na hakika tulikwisha mpa ibrahim uwongofu wake zamani, na tulikuwa tunamjua.

마지막 업데이트: 2014-07-03
사용 빈도: 1
품질:

소말리어

eebe wuxuu ka doortay aadan, nuux, ehelkii ibraahim iyo ehelkii cimraan calaamka.

스와힐리어

hakika mwenyezi mungu alimteuwa adam na nuhu na ukoo wa ibrahim na ukoo wa imran juu ya walimwengu wote.

마지막 업데이트: 2014-07-03
사용 빈도: 1
품질:

소말리어

(nabi ibraahim) wuxuu ku yidhi xaalkiinnu see yahay kuwayohow la soo diray.

스와힐리어

akasema: basi ujumbe wenu ni nini, enyi mlio tumwa?

마지막 업데이트: 2014-07-03
사용 빈도: 1
품질:

소말리어

wuxuu yidhi (nabi) ibraahim waxaad ku sugantihiin idinka iyo aabayaalkiin baadi cad.

스와힐리어

akasema: bila ya shaka nyinyi na baba zenu mmekuwa katika upotofu ulio dhaahiri.

마지막 업데이트: 2014-07-03
사용 빈도: 1
품질:

소말리어

taasina waa xujadanadii aa u siinnay ibraahim qoomkiisa waxaan koryeelaa darajaadka ciddaan doonno eebahaana waa falsame oge ah.

스와힐리어

na hizo ndizo hoja zetu tulizo mpa ibrahim kuhojiana na watu wake. tunamnyanyua kwa vyeo tumtakaye.

마지막 업데이트: 2014-07-03
사용 빈도: 1
품질:

소말리어

saasaan u tusinnay ibraahim xukunka samooyinka iyo dhulka inuu ka mid noqdo kuwa yaqiiniya (xaqa).

스와힐리어

na kadhaalika tulimwonyesha ibrahim ufalme wa mbingu na ardhi, na ili awe miongoni mwa wenye yakini.

마지막 업데이트: 2014-07-03
사용 빈도: 1
품질:

소말리어

markaas waxaan kuu waxyoonay nabiyow raac diinta (nabi) ibraahim ee toosan kama mid ahayn mushriikiinta.

스와힐리어

kisha tukakufunulia ya kwamba ufuate mila ya ibrahim, mwongofu, wala hakuwa miongoni mwa washirikina.

마지막 업데이트: 2014-07-03
사용 빈도: 1
품질:

소말리어

waannu u korinay (nabi) ibraahim iyo nabi luudh dhulkii aan u barakaynay caalamka (shaam).

스와힐리어

na tukamwokoa yeye na luut'i tukawapeleka kwenye nchi tulio ibariki kwa ajili ya walimwengu wote.

마지막 업데이트: 2014-07-03
사용 빈도: 1
품질:

소말리어

waxaa rumeeyey nabi ibraahim (nabi) luudh wuxuuna yidhi nabi ibraahim waxaan u hijroon eebehay illeen waa adkaade falsane.

스와힐리어

lut'i akamuamini, na akasema: mimi nahamia kwa mola wangu mlezi. hakika yeye ndiye mwenye nguvu, mwenye hikima.

마지막 업데이트: 2014-07-03
사용 빈도: 1
품질:

소말리어

(nabi) ibraahim wuxuu ahaa umad «khayr fare» eebe adeece xaqa u iishe mana ka mid ahayn mushrikiinta.

스와힐리어

hakika ibrahim alikuwa mfano mwema, mnyenyekevu kwa mwenyezi mungu, mwongofu, wala hakuwa miongoni mwa washirikina.

마지막 업데이트: 2014-07-03
사용 빈도: 1
품질:

소말리어

xusuuso addoomadannadii (nabi) ibraahim iyo nabi isxaaq iyo nabi yacquub ee ku xoog badnaa cibaadada kuna aragdheeraa (xaqa).

스와힐리어

na wakumbuke waja wetu, ibrahim na is-haqa na yaa'qubu walio kuwa na nguvu na busara.

마지막 업데이트: 2014-07-03
사용 빈도: 1
품질:

소말리어

ka warran markuu ku yidhi (nabi) ibraahim aabihiis aazara ma waxaad ka yeelan sanamyo ilaahyo, waxaan kugu arkaa adiga iyo qoomkaagaba baadi cad.

스와힐리어

na pale ibrahim alipo mwambia baba yake, azar: unayafanya masanamu kuwa ni miungu? hakika mimi nakuona wewe na watu wako mmo katika opotofu ulio wazi.

마지막 업데이트: 2014-07-03
사용 빈도: 1
품질:

인적 기여로
7,763,816,618 더 나은 번역을 얻을 수 있습니다

사용자가 도움을 필요로 합니다:



당사는 사용자 경험을 향상시키기 위해 쿠키를 사용합니다. 귀하께서 본 사이트를 계속 방문하시는 것은 당사의 쿠키 사용에 동의하시는 것으로 간주됩니다. 자세히 보기. 확인