İnsan çevirisi örneklerinden çeviri yapmayı öğrenmeye çalışıyor.
Profesyonel çevirmenler, işletmeler, web sayfaları ve erişimin serbest olduğu çeviri havuzlarından.
na kwamba wao husema wasiyo yatenda?
oyna sheegi waxayna falayn.
Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:
anapo somewa aya zetu husema: ni visa vya watu wa kale!
marka quraanka lagu akhriyana yidhaahda waa warkii dadkii hore.
Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:
na wao ati husema kuwa arrahmani mwingi wa rehema ana mwana!
waxay dheheen (gaaladu) wuxuu yeeshay eebaha raxmaana ilmo.
Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:
na wanapo waona husema: hakika hawa ndio khasa walio potea.
markay arkaan mu'miniintana waxay dhahaan kuwaasi waa dhunsanyihiin.
Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:
na wakiona ishara hugeuka upande na husema: huu uchawi tu unazidi kuendelea.
hadday gaaladu arkaan aayad way ka jeedsadaan waxayna dhahaan waa sixir daran.
Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:
na mwanaadamu husema: hivyo, nitakapo kufa, ni kweli nitafufuliwa niwe hai tena?
wuxuu dhihi dadkii (gaalka) ma markaan dhinto yaa laysoo bixin anoo nool.
Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:
anapo somewa aya zetu, husema: hizi ni simulizi za uwongo za watu wa zamani!
marka quraankannaga lagu akhriyana wuxuu dhahaa waa dadkii hore warkoodii.
Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:
mpaka yanapo mfikia mmoja wao mauti, husema: mola wangu mlezi! nirudishe.
markuu u yimaaddo midkood (gaalada) mawdku wuxuu dhihi eebow i celiya.
Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:
na wanapo somewa aya zetu, wao husema: tumesikia. na lau tungeli penda tunge sema kama haya.
marka lagu akhriyo aayaadkanaga waxay dhahaan waan maqallay haddaan doonana waan dhahaynaa kanoo kale (quraanka) kanu waxaan warkii kuwii hore ahayn ma aha.
Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:
na wao husema: mola wetu mlezi! tuletee upesi sehemu yetu ya adhabu kabla ya siku ya hisabu.
waxayna dhaheen gaaladii eebow noo dadaji qaybtanada (ciqaabtanada) maalinta xisaabta ka hor, (qiyaamada).
Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:
ama mtu anapo jaribiwa na mola wake mlezi, akamkirimu na akamneemesha, husema: mola wangu mlezi amenikirimu!
marks eebe dadka imtixaano xoolana ugu nicmeeyo wuxuu dhihi (kan xun) waa lai sharrifay (isagoo faani).
Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:
na likiwafika ovu husema: musa na walio pamoja naye ni wakorofi. hakika ukorofi wao huo unao wafikia unatoka kwa mwenyezi mungu.
hadduu wanaag u yimaaddo waxay dhahaan anaa leh tan (mudan), hadday dhibaato ku dhacdana waxay aharaystaan muuse iyo inta la jirta, baaskoodu wuxu uun jiraa eebe agtiisa, badankooduse ma oga.
Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:
ambao husema: mola wetu mlezi! hakika sisi tumeamini, basi tufutie madhambi yetu, na tuepushe na adhabu ya moto,
ee ah kuwa dhihi eebow anagu waan rumeynay ee noo dhaaf dambiyadanada nagana dhawr cadaabka naarta.
Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:
na dhara inapo mgusa mtu hutuomba. kisha tunapo mpa neema zitokazo kwetu, husema: nimepewa haya kwa sababu ya ilimu yangu.
markuu dhibtaabto dadku wuu na baryayaa, markaanse siino nicmo wuxuu dhahaa waxaa la i siiyey waan mutaa, saas ma aha ee waannu imtixaami mase oga badankood.
Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:
(na hao husema): mola wetu mlezi! usizipotoe nyoyo zetu baada ya kwisha tuongoa, na utupe rehema itokayo kwako.
eebow ha iilin quluubtannada intaad hanuunisay ka dib. nagana sii agtaada naxariis, adiga unbaa bixinbadane ehc.
Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:
na tunapo badilisha ishara pahala pa ishara nyengine, na mwenyezi mungu anajua anayo teremsha, wao husema: wewe ni mzushi. bali wengi wao hawajui kitu.
haddaan ku badallano aayad meel aayad kale eebana ogyahay wuxuu dejin waxay dhahaan waxaad uun tahay beenabuurte, badankooduse wax ma oga.
Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:
na wanapo fanya mambo machafu husema: tumewakuta nayo baba zetu, na mwenyezi mungu ametuamrisha hayo. sema: hakika mwenyezi mungu haamrishi mambo machafu.
markay falaan xumaanna waxay dhahaan waxaan ka hellay aabayaalkanno eebaana na faray iyada, waxaad dhahdaa eebe ma faro xumaan ma waxaad ku dhahaysaan eebe waxaydaan ogayne.
Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:
lakini wanapo pewa maudhi kwa ajili ya mwenyezi mungu, wanayafanya mateso ya watu kama ni adhabu ya mwenyezi mungu. na inapo kuja nusura kutoka kwa mola wako mlezi husema: hakika sisi tulikuwa pamoja nanyi.
dadka waxaa ka mid ah ruux dhihi waxaan rumeynay eebe, markii lagu dhibo eebe dartiisna kayeela imtixaamka dadka (dhibookda) cadaabka eebe oo kale, hadday timaado guul xagga eebe ka ahaatay waxay dhahaan anagu waan idin lajiraa, eebe miyuusan ahayn kan og waxa laabta dadka ku jira.
Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:
na inapo teremshwa sura isemayo: muaminini mwenyezi mungu na piganeni jihadi pamoja na mtume wake, wale wenye nguvu miongoni mwao hukutaka ruhusa na husema: tuache tuwe pamoja na wanao kaa nyuma!
marka la soo dejiyo suurad (dhihi) rumeeya eebe jahaadana la jirka rasuulkiisa waxaa idan ku warsada kuwa awoodda leh oo ka mid ah waxayna dhahaan na daa aan noqonno kuwa fadhiyee.
Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:
ama wale ambao nyoyoni mwao umo upotovu wanafuata zile za mifano kwa kutafuta fitna, na kutafuta maana yake; na wala hapana ajuaye maana yake ila mwenyezi mungu. na wale wenye msingi madhubuti katika ilimu husema: sisi tumeziamini, zote zimetoka kwa mola wetu mlezi.
eebe waa kan kugu soo dejiyey kitaabka, waxaana ka mid ah aayado sugan (macnahoodu cadyahay) oo ah hooyada quraanka (asalkiisa) iyo kuwa kale oo isu eg, kuwa qalbigoodu leexasho ku jirto waxay, raacraacaan kan is shabaha (isu eg) doonid fidmo (xumaan) iyo doonid ta'wiil (leexin fasir) darteed, wax og fasirka (kaasna) ma jiro eebe iyo kuwa ku xididaystay cilmiga mooyee, waxayna dhihi waan rumeynay kaas, dhammaana wuxuu ka ahaaday eebeheen agtiisa, mana waantoobo kuwa caqliga lch mooyee.
Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite: