Şunu aradınız:: kikundi (Svahili - Somalice)

Bilgisayar çevirisi

İnsan çevirisi örneklerinden çeviri yapmayı öğrenmeye çalışıyor.

Swahili

Somali

Bilgi

Swahili

kikundi

Somali

 

Kimden: Makine Çevirisi
Daha iyi bir çeviri öner
Kalite:

İnsan katkıları

Profesyonel çevirmenler, işletmeler, web sayfaları ve erişimin serbest olduğu çeviri havuzlarından.

Çeviri ekle

Svahili

Somalice

Bilgi

Svahili

(wakieneza): hakika hawa ni kikundi kidogo.

Somalice

isagoo dhihi kuwaasu «banii israa'iil» waa koox yar.

Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Svahili

wala hakuwa nacho kikundi cha kumsaidia badala ya mwenyezi mungu, wala mwenyewe hakuweza kujisaidia.

Somalice

uma ahaanin koox u gargaarta oo ka soo hadhay eebe mana aha mid gargaarta.

Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Svahili

ati ndio kila wanapo funga ahadi huwapo kikundi miongoni mwao kikaivunja? bali wengi wao hawaamini.

Somalice

markastooy ballantamaana yuhuuddu waxaa tuura (buriya) ballanka koox ka mid ah, saas ma ahee yuhuudda badankood waxba ma rumeeyn.

Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Svahili

katika wale ambao kwamba wameigawanya dini yao, na wakawa makundi makundi, kila kikundi kinafurahia kilicho nacho.

Somalice

ee diintooda ku kala tagay noqdayna kooxo, xisbi walba uu ku farxi waxa agtiisa ah.

Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Svahili

kipo kikundi katika watu wa kitabu wanao penda kukupotezeni; lakini hawapotezi ila nafsi zao, nao wenyewe hawatambui.

Somalice

waxay jeelaatay koox ka mid ah ehelu kitaabka inay idin baadiyeeyaan, mana baadiyeeyaan waxaan naftooda ahayn, mana kasayaan.

Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Svahili

yakiwapata watu madhara humwomba mola wao mlezi nao wametubu kwake. kisha akiwaonjesha rehema itokayo kwake, mara kikundi miongoni mwao humshirikisha mola wao mlezi,

Somalice

hadduu dadka taabto dhib waxay baryaan eebahood iyagoo u noqon, markuuse dhadhansiiyo naxariis qayb iyaga ka mid ah waxay wax lawadaaijyaan eebahood.

Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Svahili

na wanasema: tumemuamini mwenyezi mungu na mtume, na tumet'ii. kisha kikundi katika hao hugeuka baada ya hayo.

Somalice

waxay dhihi (munaafiqiintu) waxaan rumeeynay eebe iyo rasuulka waana adeecnay markaasaa waxaa jeedsada kooxo ka mid ah intaas ka dib, kuwaasi ma ah mu'miniin.

Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Svahili

siku tutapo waita kila kikundi cha watu kwa mujibu wa wakifuatacho - basi atakaye pewa kitabu chake kwa mkono wake wa kulia, basi hao watasoma kitabu chao wala hawatadhulumiwa hata chembe.

Somalice

(xusuuso) maalintaan cid walba ugu yeedhayno imaamkeeda «quraanka ama nabiga» ciddiise laga siiyo kitaabkiisa midigta kuwaasi way akhrin kitaabkooda lagamana dulmiyo xuub laf timireed.

Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Svahili

na kikundi katika watu wa kitabu walisema: yaaminini yale waliyo teremshiwa wenye kuamini mwanzo wa mchana, na yakataeni mwisho wake; huenda wakarejea.

Somalice

waxay dhaheen koox ka mid ah ehelu kitaabka rumeeya waxa lagu soo dajiyey kuwa (xaqa) rumeeyey (quraanka) maalinta horteeda kana gaalooba maalinta gadaasheeda waxay u dhawyihiin mu'miniintu inay noqdaane (gaaloobaan).

Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Svahili

basi mwenyezi mungu akikurudisha kwenye kikundi kimoja miongoni mwao - na wakakutaka idhini ya kutoka - sema: nyinyi hamtatoka pamoja nami kabisa, wala hamtapigana na adui pamoja nami. nyinyi mliridhia kukaa nyuma mara ya kwanza, basi kaeni pamoja na hao watakao bakia nyuma.

Somalice

hadduu kuu soo celiyo eebe koox ka mid ah oy kaa idin waydiistaan bixid waxaad dhahdaa bixi maysaan lajirkayga waligiin, lana dagaallami maysaan col lajirkayga illeen waxaad jeclaateen fadhi markii horaba ee la fadhiya kuwa dib maray.

Son Güncelleme: 2014-07-03
Kullanım Sıklığı: 1
Kalite:

Daha iyi çeviri için
7,788,705,185 insan katkısından yararlanın

Kullanıcılar yardım istiyor:



Deneyiminizi iyileştirmek için çerezleri kullanıyoruz. Bu siteyi ziyaret etmeye devam ederek çerezleri kullanmamızı kabul etmiş oluyorsunuz. Daha fazla bilgi edinin. Tamam