Results for dagaallamin translation from Somali to Swahili

Computer translation

Trying to learn how to translate from the human translation examples.

Somali

Swahili

Info

Somali

dagaallamin

Swahili

 

From: Machine Translation
Suggest a better translation
Quality:

Human contributions

From professional translators, enterprises, web pages and freely available translation repositories.

Add a translation

Somali

Swahili

Info

Somali

wixii xoola ah ee ilaahay nabiga uga soo celiyo gaalada isagoon fardo iyo awr lagu dagaallamin waxaa amarkiisa leh nabiga eebana cidduu doono yuu ku diraa rasuulkiisa, wax walbana eebe waa karaa.

Swahili

na mali aliyo leta mwenyezi mungu kwa mtume wake kutoka kwao hamkuyakimbilia mbio kwa farasi wala ngamia. lakini mwenyezi mungu huwapa mamlaka mitume wake juu ya wowote awatakao.

Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

eebe kama reebayo kuwa xaqa rumeeyey inay u samo iyo caddaalad falaan kuwa aan diinta kula dagaallamin guryahoodana ka bixinin, maxaa yeelay eebe waa jecel yahay kuwa caadiliinta ah (garsoor).

Swahili

mwenyezi mungu hakukatazini kuwafanyia wema na uadilifu wale ambao hawakukupigeni vita, wala hawakukutoeni makwenu. hakika mwenyezi mungu huwapenda wafanyao uadilifu.

Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:

Somali

ka warran (warkoodu ma ku soo gaadhay) madaxdii bani israa'iil muuse ka dib markay ku dheheen nabigoodii noo soo bixi malig (xaakim) oon ku dagaallanno jidka eebe, wuxuuna yidhi armaad mudantihiin haddii laydinku faralyeelo dagaalka inaydaan dagaallamin, waxayna dhaheen maxaanaan ugu dagaalamayn jidka eebe isagoo nalaga bixiyey guryahannagii iyo caruurtannadii (wiilashannadii) markii lagu faralyeelay korkooda dagaalkii wey jeedsadeen, in yar oo kamid ah mooyee, eebana waa ogyahay daalimiinta.

Swahili

hukuwaona watukufu katika wana wa israili baada ya musa, walipo mwambia nabii wao: tuwekee mfalme ili tupigane katika njia ya mwenyezi mungu? akasema: je, haielekei ikiwa mtaandikiwa vita kuwa msipigane?

Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:

Get a better translation with
7,761,274,415 human contributions

Users are now asking for help:



We use cookies to enhance your experience. By continuing to visit this site you agree to our use of cookies. Learn more. OK