Trying to learn how to translate from the human translation examples.
From professional translators, enterprises, web pages and freely available translation repositories.
mali yangu hayakunifaa kitu.
xoolahaygi wax iima tarin.
Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:
aliye kusanya mali na kuyahisabu.
oo xoolaha kulmiya (xaqana ku bixinin).
Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:
ati kwa kuwa ana mali na watoto!
inuu xoolo iyo wiilal uu leeyahay darteed (yuu saas u falay).
Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:
anasema: nimeteketeza chungu ya mali.
dadka (gaalada) waxay odhan waxaan bixiyey xoolo badan (si xaqa loo horjoogsado).
Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:
hayatamfaa mali yake, wala alivyo vichuma.
waxna uma tarin xoolihiisii iyo wuxuu kasbadayna.
Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:
na ambao katika mali yao iko haki maalumu
kuwa xoolahoodana xaq la ogyahay ka bixiya.
Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:
anadhani ya kuwa mali yake yatambakisha milele!
ma wuxuu malayn in xoolihiisu waarin.
Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:
na mali yake yatamfaa nini atapo kuwa anadidimia?
xoolihiisuna wax uma taraan markuu halaagsamo.
Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:
ambaye hutoa mali yake kwa ajili ya kujitakasa.
ee bixiya xoolihiisa si uu u daahirnoqdo.
Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:
je! wanadhani ya kuwa kwa vile tunavyo wapa mali na watoto
ma waxay u malayn waxaannu siin oo xoolo iyo caruur ah.
Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:
wala msibadilishe kibaya kwa kizuri. wala msile mali zao pamoja na mali zenu.
siiya agoonta xoolahooda hana ku badalina xumaan wanaag, hana cunina xoolahooda la jirka xoolihiinna taasina waa dambi weyn.
Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:
hakika mali yenu na watoto wenu ni jaribio. na kwa mwenyezi mungu upo ujira mkubwa.
xoolihiinnu iyo caruurtiinnu waa uun fidno (ibtilo) eebe agtiisaase ajir weyn (ku sugan yahay).
Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:
hapana nguvu ila kwa mwenyezi mungu. ikiwa unaniona mimi nina mali kidogo na watoto kuliko wewe,
maxaadan markaad gasho beertaada u dhihin wuxuu doone eebe*, xoog ma jiro eebe mooyee, haddaad aragtay anoo kaa yar adiga xoolo iyo caruurba.
Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:
enyi mlio amini! msiliane mali yenu kwa dhulma, isipo kuwa iwe biashara kwa kuridhiana wenyewe.
kuwa (xaqa) rumeeyow ha cunina xoolihiina dhexdiinna (si baadil ah) (xaaraam ah) inay ganacsi raalli aad tihiin tahay mooyee, hana dilina naftinna, eebe wuxuu idiinyahay naxariistee.
Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:
hakika wanao kula mali ya mayatima kwa dhulma, hapana shaka yoyote wanakula matumboni mwao moto, na wataingia motoni.
kuwa u cunaya xoolaha agoonla dulmi (xaq darro) waxay uun ku cunayaan calooshooda naar waxayna gali saciiro.
Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:
chukua sadaka katika mali zao, uwasafishe na uwatakase kwazo, na uwaombee rehema. hakika maombi yako ni utulivu kwao.
ka qaad xoolahooda xagooda sadaqo (zakada) ood ku daahirin kuna nadiifin una ducee illeen ducadaadu waxay u noqon xasile, eebana waa maqle og.
Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:
hakika wale walio kufuru hazitawafaa kitu mali zao wala watoto wao mbele ya mwenyezi mungu. na hao ndio watu wa motoni - humo watadumu.
kuwa gaaloobay kama kaafido xoolahoodu iyo caruurtoodu eebe xaggiisa waxba, kuwaasuna waa ehelka naarta wayna ku dhex waari.
Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:
hakika mwenyezi mungu amenunua kwa waumini nafsi zao na mali zao kwa kuwa wao watapata pepo. wanapigana katika njia ya mwenyezi mungu - wanauwa na wanauwawa.
eebe wuxuu kaga gatay mu'miniinta naftooda iyo xoolahooda inay janno u ahaato ku dagaallami jidka eebe oy waxna dili iyana la dili, waana yabooh ku sugan (dhaba) tawreed iyo injiil iyo quraanka, yaa ka oofin badan ballankiisa eebe ku bishaaraysta gadiddii ood gaddeen kaasina waa uun liibaanta wayn.
Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality:
bali wema ni wa anaye muamini mwenyezi mungu na siku ya mwisho na malaika na kitabu na manabii, na anawapa mali, kwa kupenda kwake, jamaa na mayatima na masikini na wasafiri, na waombao, na katika ugombozi, na akawa anashika sala, na akatoa zaka, na wanao timiza ahadi yao wanapo ahidi, na wanao vumilia katika shida na dhara na wakati wa vita; hao ndio walio sadikisha, na hao ndio wajilindao.
kitaabka (kutubta alle), nabiyada, oo siiya xoolaha isagoo jeeel qaraabada, agoonta, masaakiinta, masaafirka, kura baryootama, fakin qoor, oogana salaadda, bixiyana zakada, oofiyana ballankooda, markay ballamaan, samra (adkaystana) waqtiga saboolnimada. kirrada iyo dagaalka, kuwaasina waa kuwa ky runsheeqay iimaankooda waana kuwa dhawrsada.
Last Update: 2014-07-03
Usage Frequency: 1
Quality: