Hai cercato la traduzione di abaar da Somalo a Amarico

Somalo

Traduttore

abaar

Traduttore

Amarico

Traduttore
Traduttore

Traduci istantaneamente testi, documenti e voce con Lara

Traduci ora

Contributi umani

Da traduttori professionisti, imprese, pagine web e archivi di traduzione disponibili gratuitamente al pubblico.

Aggiungi una traduzione

Somalo

Amarico

Informazioni

Somalo

waxaan ku qabanay fircoon ehelkiisii abaar iyo nusqaan midhaha inay wax xusuustaan .

Amarico

የፈርዖንንም ቤተሰቦች እንዲገሰጹ በድርቅ ዓመታትና ከፍሬዎችም በመቀነስ በእርግጥ ያዝናቸው ፡ ፡

Ultimo aggiornamento 2014-07-02
Frequenza di utilizzo: 1
Qualità:

Somalo

miyeyna arkeyn inaan u soo kaxayno biyaha dhul abaar ah oon markaas ku soobixino beero ay wax ka cunaan xoolahooda iyo naftooduba miyeyna wax arkaynin .

Amarico

እኛ ውሃን ወደ ደረቅ ምድር የምንነዳ እንስሶቻቸውና ነፍሶቻቸው ከእርሱ የሚበሉለትንም አዝመራ በእርሱ የምናወጣ መኾናችንን አያዩምን ? አይመለከቱምን ?

Ultimo aggiornamento 2014-07-02
Frequenza di utilizzo: 1
Qualità:

Somalo

eebana waa kan ka soo dejiya samada biyo , kuna nooleeya dhulka abaar ka dib , arrintaasna calaamad yaa ugu sugan ciddii wax maqli .

Amarico

አላህም ከሰማይ ውሃን አወረደ ፡ ፡ በእርሱም ምድርን ከሞተች በኋላ ሕያው አደረገ ፡ ፡ በዚህ ውስጥ ለሚሰሙ ሕዝቦች በእርግጥ ተዓምር አልለ ፡ ፡

Ultimo aggiornamento 2014-07-02
Frequenza di utilizzo: 1
Qualità:

Somalo

aayaadka eebe waxaa ka mid ah inaad aragtiddhulkoo dulleysan ( abaar ah ) markaan ku soo dajinno biyaha uu gilgisho soona kor noqdo , midka nooleeyey wuxuu nooleyn wixii dhintay wax walbana wuu karaa .

Amarico

አንተ ምድርን ደረቅ ኾና ማየትህም ከምልክቶቹ ነው ፡ ፡ በእርሷም ላይ ውሃን ባወረድን ጊዜ ( በቡቃያዎችዋ ) ትላወሳለች ፡ ፡ ትነፋለችም ፡ ፡ ያ ሕያው ያደረጋት ጌታ በእርግጥ ሙታንን ሕያው አድራጊ ነው ፡ ፡ እነርሱ በነገሩ ሁሉ ላይ ቻይ ነውና ፡ ፡

Ultimo aggiornamento 2014-07-02
Frequenza di utilizzo: 1
Qualità:

Somalo

dadow haddaad tihiin kuwo shakisan oo bixinta annagaa idinka abuurray carro , hadaana dhibic haddana calaqo , hadaana goosin la abuuray iyo midaan la abuurin si aan idiinku caddayno ( qudrada eebe ) waxaana ku sugnaa makaanka waxaan doono tan iyo muddo magacaaban , markaasaan idin soo bixinaynaa idinkoo yar , markaas inaad gaadhaan xooggiinna : waxaa idinka mid ah cid la oofsan ( dhiman ) waxaana idinka mid ah kuwo loo celin cimri liita ( gabow ) si ayna u garanin intay wax yaqiineen ka dib waxba , waxaad arkaysaa dhuloo abaar ( dhimaad ) ah markaan ku soo dejinno korkeeda biyana way gilgilataa wayna kortaa , waxayna soo bixisaa nooc kastoo quruxsan .

Amarico

እናንተ ሰዎች ሆይ ! ከመቀስቀስ በመጠራጠር ውስጥ እንደ ሆናችሁ ( አፈጣጠራችሁን ተመልከቱ ) ፡ ፡ እኛም ከዐፈር ፈጠርናችሁ ፣ ከዚያም ከፍትወት ጠብታ ፣ ከዚያም ከረጋ ደም ፣ ከዚያም ከቁራጭ ሥጋ ፣ ፍጥረትዋ ሙሉ ከሆነችና ሙሉ ካልሆነች ( ችሎታችንን ) ለናንተ ልንገልጽላችሁ ፈጠርናችሁ ፡ ፡ የምንሻውንም እስከ ተወሰነ ጊዜ ድረስ በማሕፀን ውስጥ እናረጋዋለን ፡ ፡ ከዚያም ሕፃን ሆናችሁ እናወጣችኋለን ፡ ፡ ከዚያም ሙሉ ጥንካሪያችሁን ትደርሱ ዘንድ ( እናሳድጋችኋለን ) ፡ ፡ ከእናንተም የሚሞት ሰው አልለ ፡ ፡ ከእናንተም ከዕውቀት በኋላ ምንንም እንዳያውቅ ወደ ወራዳ ዕድሜ የሚመለስ ሰው አልለ ፡ ፡ ምድርንም ደረቅ ሆና ታያታለህ ፡ ፡ በእርሷም ላይ ውሃን ባወረድን ጊዜ ትላወሳለች ፡ ፡ ትነፋፋለችም ፡ ፡ ውበት ካለው ጎሳ ሁሉ ታበቅላለችም ፡ ፡

Ultimo aggiornamento 2014-07-02
Frequenza di utilizzo: 1
Qualità:

Ottieni una traduzione migliore grazie a
8,950,327,109 contributi umani

Ci sono utenti che chiedono aiuto:



I cookie ci aiutano a fornire i nostri servizi. Utilizzando tali servizi, accetti l'utilizzo dei cookie da parte nostra. Maggiori informazioni. OK